• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

WAR DEGDEG AH: Xaduudadaha Gobalka shabellaha Dhexe Ayaa gabi ahaanba manta Xiran + SAWIRO

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 5 mins read
Gobalka shabellaha Dhexe
Share

 Gobalka shabellaha Dhexe
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee DFS iyo Masuuliyinta manta booqday Xalfooley shabellaha Dhexe Photo Credit Universal somali Tv

Wararka24: Taliyaha Ciidanka Dhulka ee DFS, Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed), ayaa gaaray deegaanka Xalfooley, oo ku yaalla xadka gobollada shabellaha Dhexe iyo Hiiraan.

Xalfooley ayaa muddo dheer ahayd marin muhiim u ah Al-Shabaab, oo ka faa’iidaysanayay colaadaha beelaha ka taagnaa deegaanka. Inkasta oo ciidamada Macawiisleyda ay horey ula dagaallamayeen Al-Shabaab, haddana khilaafyada beelaha deegaanka ayaa hakad geliyay howlgalkoodi.

Wafdiga dowladda ayaa kulan la qaatay Ciidanka Difaaca Shacabka ee Macawiisleyda, iyagoo ku dhiirrigeliyay inay door muuqda ka qaataan wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Masuuliyiintu waxay xuseen in howlgalku uu yahay mid muhiim u ah xasilloonida gobolka, islamarkaana aan la aqbali karin in cadowgu mar kale dib usoo xoogeysto.

Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle, Yuusuf Dabageed, ayaa uga digay Macawiisleyda in Al-Shabaab ay beegsan doonaan, maadaama ay horey uga adkaadeen dagaallo badan.

Gobalka shabellaha Dhexe
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee DFS iyo Masuuliyinta manta booqday Xalfooley shabellaha Dhexe Photo Credit Universal somali Tv

Horta meeshay idinka soo galaan gabar iyo wiil qof idinkama dhaafi rabaan. Soomaali kale ay col la yihiin ma jirto intuu adduunka qof idinka joogo, waayo idiinkaa dabadooda feeday, Somaliya idiinkaa tusay in leeska celin karo.” Ayuu yiri Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle

Haddii aad dagaalka la gashaan Shabaab, waxba idiinma harayaan. Waxa kaliya ee idiin furan waa inaad midnimo muujiyaan oo aad iska dhicisaan,” ayuu yiri Yuusuf Dabageed.

Dhankiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo lahadlaya shacabka Xalfooley shabellaha Dhexe, ayaa carrabka ku adkeeyay in howlgalka uu sii socon doono ilaa laga ciribtirayo Al-Shabaab.

Waxa uu xusay in qorshuhu yahay in la xiro xuduudaha ay gobollada Shabeellaha Dhexe la wadaagaan Hiiraan iyo Galgaduud, si looga hortago gurmadka ay Shabaab helaan.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay durba diyaariyeen cutubyo militari oo sugi doona xuduudaha, si loo yareeyo weerarrada isdaba joogga ah ee Al-Shabaab ka geysanayaan gobolka.

Tan iyo bishii February, Al-Shabaab ayaa xoojiyay weerarrada ay ku hayaan Hirshabelle, gaar ahaan Shabeellaha Dhexe, taasoo caqabad ku noqotay qorshihii ciidamada dowladda ay ku xoojinayeen sugidda amniga gobolladaasi.

Ciidamada Xoogga Dalka oo garab ka helaya Macawiisleyda iyo maamulka Hirshabelle ayaa hadda ku dadaalaya in ay xakameeyaan dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab, si loo xaqiijiyo ammaanka shacabka iyo in dagaalka lagu qaadayo cadowga uu noqdo mid guul ku dhammaada…

Gobalka shabellaha Dhexe
Gobalka shabellaha Dhexe
Gobalka shabellaha Dhexe
Gobalka shabellaha Dhexe
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee DFS iyo Masuuliyinta manta booqday Xalfooley shabellaha Dhexe Photo Credit Universal somali Tv

Wararka Ugu Aqrinta Badan.

  • NISA oo sheegtay inay duqeyn ku dishay 12 xubnood oo Al-Shabaab ah

    NISA oo sheegtay inay duqeyn ku dishay 12 xubnood oo Al-Shabaab ah

    ShareWararka24: Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay in 12 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal qorshaysan oo ka dhacay deegaanka Bur-Saruur ee gobolka Shabeellaha Dhexe.…

    Sii Aqri


    September 26, 2026
  • Xamza Cabdi Barre oo sameeyay magacaabis cusub + sawiro

    Xamza Cabdi Barre oo sameeyay magacaabis cusub + sawiro

    ShareWararka24: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa sameeyay magacaabis cusub oo lagu buuxinayo xilalka agaasimeyaasha guud ee laba wasaaradood oo ka tirsan dowladda federaalka. Wareegto uu soo…

    Sii Aqri


    September 26, 2026
  • Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo hakiyay hannaankii tartanka furan

    Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo hakiyay hannaankii tartanka furan

    ShareWararka24: Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hakiyay shaqooyin la xayeysiiyay oo la xiriiray xilalka Agaasimeyaasha Waaxda Maamulka Shaqaalaha, kaddib qaraar uu Golaha Shacabka ku laalay hannaankii…

    Sii Aqri


    September 26, 2026

Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.