• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xiisad ka taagan Boosaaso kadib gadood ay sameeyeen ciidamo Puntland

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Xiisad ka taagan Boosaaso kadib gadood ay sameeyeen ciidamo Puntland
Share

Wararka24: Xiisad ayaa maanta laga soo sheegay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kadib markii ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland ay bilaabeen gadood ay kaga cabanayaan mushaar la’aan iyo daryeel ay sheegeen inuu ka maqan yahay.

Wararka ka imanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamadan oo ka qayb qaatay howlgalka Calmiskaad ee lagula dagaalamayay kooxda Daacish ay xirteen afaafka hore ee magaalada, isla markaana ay fariisimo ka sameysteen meelaha laga soo galo Boosaaso.

Xaaladda ayaa sii kacsanayd markii ay goobta gaareen ciidamo kale oo ka tirsan kuwa Puntland, kuwaas oo ugu dambeyn ku guuleystay in ay ciidamadii gadoodka sameeyay ka qaadaan waddada si dib loogu furo isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha.

Saraakiil ka tirsan ciidamada gadoodka wada ayaa ugu baaqay madaxda Dowlad-goboleedka Puntland inay si degdeg ah u soo farageliyaan arrintooda, iyagoo sheegay in cabashadooda ku saabsan mushaarka iyo xuquuqdooda ay soo noq-noqotay.

Mas’uuliyiinta deegaanka ayaa sheegay inay wadaan dadaallo lagu dejinayo xaaladda, isla markaana lagu qancinayo ciidamada inay ku laabtaan xeryahooda iyadoo xal loo raadinayo tabashada ay qabaan.

Ilaa iyo hadda wax war ah kama soo bixin madaxda sare ee Puntland oo ku saabsan gadoodka ciidamada iyo xiisadda laga dareemayo magaalada Boosaaso.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.