• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 3 mins read
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka
Share

Wararka24: 7-02-2026 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT), oo loogu talagalay ka jawaabista xaaladaha degdegga ah ee la xiriira amniga isgaarsiinta iyo weerarrada dhanka saaybarka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in xaruntan ay muhiim u tahay amniga qaranka, maadaama dunida ay si weyn ugu jihaysan tahay tiknoolojiyadda, isla markaana ay sii kordhayaan khataraha amniga ee ka dhaca dhanka internetka iyo isgaarsiinta.

Xarunta SOMCIRT ayaa la filayaa inay door weyn ka qaadato ka hortagga weerarrada saaybarka, ilaalinta macluumaadka hay’adaha dowladda iyo la socodka khataraha ku wajahan nidaamyada tiknoolojiyadda ee dalka.

Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sidoo kale tilmaamay in xaruntani ay mas’uul ka noqon doonto isku-duwidda iyo ka jawaabidda dhacdooyinka amniga saaybarka, iyo diiwaangelinta weerarrada ka dhanka ah tiknoolojiyadda.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed laga wacyigelin doono khataraha ka iman kara dhanka isgaarsiinta iyo sida looga hortagi karo.

Daahfurka xaruntan ayaa yimid kadib soo jeedin ay sameysay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (NCA) ay door ka qaadatay horumarinta kaabeyaasha dijitaalka iyo amniga tiknoolojiyadda ee dalka.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.