• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Markabka USS Gerald Ford oo Ku Wajahan Badda Carabiya Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Markabka USS Gerald Ford oo Ku Wajahan Badda Carabiya Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay
Share

Wararka24: 7-02-2026 markabka Diyaarad-qaadaha Mareykanka ee USS Gerald Ford, oo ah markabka ugu weyn uguna casrisan ee ciidamada badda Mareykanka, ayaa soo gaaray Kanaalka Suweys iyadoo la filayo inuu sii maro marinka Bab el-Mandeb si uu ugu biiro markab kale oo diyaarado qaada oo Mareykanku leeyahay.

Wararka ayaa sheegaya in markabka Ford uu ku biiri doono diyaar-qaadaha USS Abraham Lincoln, kaas oo la sheegay inuu ku sugan yahay dhanka Badda Carabiya, masaafo qiyaastii 1,000 kiiloomitir u jirta dalka Iran.

Dhaqdhaqaaqan militari ayaa imanaya xilli ay sii kordhayaan xiisadaha ka taagan Bariga Dhexe, gaar ahaan khilaafka u dhexeeya Iran, Mareykanka iyo xulafadooda.

Wararka qaar ayaa sheegaya in markabka Ford uu la kulmay dhibaatooyin farsamo oo la xiriira nidaamyadiisa gudaha, inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin faahfaahinta arrimahaas.

Dhanka kale, kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa sheegtay inay la socdaan dhaqdhaqaaqa markabka, iyagoo sheegay inay ku sugi doonaan marinka Bab el-Mandeb.

Sidoo kale, warar kale ayaa tilmaamaya in diyaar-qaadaha USS Abraham Lincoln uu hore ugu dhowaaday Marinka Hormuz balse uu dib uga durkay kadib markii la sheegay in diyaarado daroono iyo gantaallo ay ka yimaadeen dhinaca Iran, inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin wararka sheegaya in markabkaas waxyeello soo gaartay.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.