• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay dalalka Imaaraadka Carabta,Baxreyn iyo Qatar

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay dalalka Imaaraadka Carabta,Baxreyn iyo Qatar
Share

Wararka24: 28-02-2026 Qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay dalalka Imaaraadka Carabta, Qatar iyo Baxreyn, waxyar kadib weerarro lagu qaaday Tehran oo ay fuliyeen Mareykanka iyo Israa’iil. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in Iiraan ay gantaallo ku weerartay saldhigyo Mareykan ah oo ku yaalla qaar ka mid ah dalalka Khaliijka.

Dad ku sugan Abu Dhabi ayaa u sheegay AFP inay maqleen jugo xooggan, halka dowladda Imaaraadka ay xaqiijisay dhimashada hal qof oo rayid ah iyo burbur hantiyeed. Abu Dhabi waxaa ku yaal xarumo ay ku sugan yihiin shaqaale Mareykan ah. Dowladda Imaaraadka ayaa sidoo kale ku dhawaaqday xiritaanka hawadeeda si ku meel gaar ah, iyadoo tixgelinaysa xaaladda amni ee sii xumaaneysa.

Dooxa, caasimadda Qatar, ayaa iyaduna laga soo wariyay qaraxyo, balse Wasaaradda Difaaca Qatar ayaa sheegtay in dhammaan gantaalladii ku wajahnaa dalkooda la qabtay lana soo riday, iyadoo aan la shaacin wax khasaare ah. Sidoo kale, Manama ee dalka Baxreyn ayaa laga maqlay qaraxyo, iyadoo warar sheegayaan in gantaallo ku dhaceen aagga Juffair oo ay ku yaallaan xarumo Mareykan ah.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Baxreyn ayaa ku boorrisay shacabka inay raacaan tilmaamaha amniga, kadib digniino degdeg ah oo la baahiyay. Ilaa hadda, ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay Iiraan oo faahfaahin ka bixinaya weerarrada la sheegay, balse dhacdooyinkan ayaa sare u qaaday xiisadda gobolka, iyadoo laga cabsi qabo in xaaladdu isu beddesho iska horimaad ballaaran.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.