Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

27-02-2026 Diyaaradaha dagaalka ee Pakistan ayaa duqeymo ka fuliyay bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Afghanistan, iyadoo weerarro cirka iyo dhulka ah laga soo sheegay magaalooyinka Kabul, Kandahar iyo Paktia. Weeraradan ayaa kusoo beegmaya xilli ay cirka isku shareertay xiisadda…

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
February 27, 2026, 11:26 am EAT
Reading Time: 2 mins read
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: 27-02-2026 Diyaaradaha dagaalka ee Pakistan ayaa duqeymo ka fuliyay bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Afghanistan, iyadoo weerarro cirka iyo dhulka ah laga soo sheegay magaalooyinka Kabul, Kandahar iyo Paktia. Weeraradan ayaa kusoo beegmaya xilli ay cirka isku shareertay xiisadda u dhexeysa labada dal ee deriska ah.

Dowladda Pakistan ayaa sheegtay in hawlgallada lagu beegsaday saldhigyo xuduudeed, xarumo milateri iyo bakhaarro rasaas oo ay ku eedeysay in laga soo abaabulo weerarro ka dhan ah amnigeeda. Islamabad ayaa marar badan ku dooday in dagaalyahanno ka gudba xadka ay hoy ka helaan gudaha Afghanistan, eedeymo ay dhinaca Taalibaan si cad u beenisay.

Dhinaca kale, Taalibaan ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay weerareen saldhigyo ku yaalla gudaha Pakistan, taas oo muujinaysa kororka iska horimaadyada xadka. Ilo la xiriira Taalibaan ayaa sheegay in askar Pakistani ah lagu dilay dagaallada, hase yeeshee tiradaas si madax-bannaan looma xaqiijin.

Pakistan ayaa iyaduna ku andacooneysa inay dishay tiro dagaalyahanno Afghan ah oo ay ku tilmaamtay kuwo ku lug lahaa weerarro xuduudeed, isla markaana ay burburisay xarumo istaraatiiji ah. Wasaaradda Gaashaandhigga ee Taalibaan ayaa ku doodday inay qabsatay saldhigyo milateri oo ku yaalla xadka, inkastoo sheegashooyinka khasaare ee labada dhinac aysan jirin xaqiijin madax-bannaan.

Xiisaddan ayaa sare u qaaday walaaca laga qabo in iska horimaadyada xadka ay isu beddelaan dagaal ballaaran, iyadoo labada dowladood ay ku kala aragti duwan yihiin arrimaha amniga iyo xakamaynta xadka


Share

Wararkii ugu dambeeyay

FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

22 hours ago
Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

23 hours ago
Dagaalka Koonfur Galbeed oo xiisad abuuray Soomaaliya iyo Kenya

Dagaalka Koonfur Galbeed oo xiisad abuuray Soomaaliya iyo Kenya

1 day ago
Flavio Bolsonaro oo Brazil ka baxay, Mareykanka oo fiise siinaya

Flavio Bolsonaro oo Brazil ka baxay, Mareykanka oo fiise siinaya

1 day ago
Doorashada Israa'iil: Netanyahu iyo Eisenkot oo isku dhow

Doorashada Israa’iil: Netanyahu iyo Eisenkot oo isku dhow

1 day ago
Kai Rooney oo afar gool u dhaliyay Manchester United U18

Kai Rooney oo afar gool u dhaliyay Manchester United U18

1 day ago
Xabi Alonso: Waan dabaaldegi doonaa haddii Chelsea dhaliso

Xabi Alonso: Waan dabaaldegi doonaa haddii Chelsea dhaliso

1 day ago
Koobka Carabao: Fleetwood oo Arsenal ku reebtay wareega afaraad

Koobka Carabao: Fleetwood oo Arsenal ku reebtay wareega afaraad

1 day ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.