• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Hambalyo iyo Baaq Udiray…

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Hambalyo iyo Baaq Udiray…
Share

Wararka24: 18-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo ku aaddan bilashada bisha barakeysan ee Ramadan u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Muslimiinta.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in ay ka faa’iideystaan fadliga bisha Ramadan, isla markaana ay u istaagaan gurmadka dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira qaybo kamid ah dalka.

Wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay isku duubnida iyo garab istaagga dadka nugul inta lagu jiro bisha barakeysan.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa si gaar ah u bogaadiyay Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed, isagoo ku tilmaamay kuwo habeen iyo maalinba u taagan difaaca nafta iyo hantida shacabka, isla markaana door weyn ka qaadanaya sugidda amniga, xoreynta iyo xasillinta dalka.

Madaxweynaha ayaa ugu dambayn bulshada ugu baaqay in ay xoojiyaan ilaalinta danta guud, gaar ahaan amniga, isla markaana ay adkeeyaan midnimada iyo wadajirka bulshada inta lagu jiro bisha Ramadan.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.