• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Shirka 5-aad ee Madasha DFS & Dowlad-Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo ka furmay Nairobi

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Shirka 5-aad ee Madasha DFS & Dowlad-Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo ka furmay Nairobi
Share

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Nairobi ku qabatay Shirka 5-aad ee Madasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada ee Mashruuca SERP (Somalia).

Shirka waxaa si rasmi ah u furay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Prof. Saalim Caliyow Ibrow. Ajendaha kulanka ayaa diiradda saaraya dib-u-habaynta Adeegga Dadweynaha, horumarinta nidaamka HRMIS, dardargelinta hirgelinta howlaha socda, iyo xallinta caqabadaha hortaagan fulinta mashruuca.

Kulanka waxaa ka qeybgalaya Wasiirrada Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowlad-Goboleedyada, Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya (heer Federaal iyo heer Dowlad-Goboleed), iyo hay’adaha ka shaqeeya Mashruuca SERP.

Shirkan ayaa lagu wadaa in laga soo saaro go’aanno lagu dardargelinayo casriyeynta adeegga dadweynaha iyo mideynta hab-maamulka shaqaalaha rayidka ee dalka.

Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.