• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo cambaaraysay qarax ka dhacay…..

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 1 min read
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo cambaaraysay qarax ka dhacay…..
Share

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay qarax ka dhacay masaajid ku yaalla xaafadda Tarlai ee magaalada Islamabad, xilli lagu guda jiray salaaddii Jimcaha, kaas oo sababay khasaare naf iyo mid dhaawac ah.

Bayaan kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu muujiyay tacsi iyo murugo ku aaddan shacabka iyo dowladda Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, iyadoo tacsi tiiraanyo leh loo diray qoysaska dadka ku dhintay qaraxa, loona rajeeyay caafimaad degdeg ah dhammaan dadka ku dhaawacmay.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si buuxda u garab taagan tahay Pakistan xilligan adag, isla markaana ay si kulul u diiddan tahay dhammaan falalka rabshadaha ah ee lagu beegsado rayidka iyo goobaha cibaadada.

Bayaanka ayaa mar kale adkeeyay mowqifka Soomaaliya ee ku aaddan taageerada dadaallada lagu ilaalinayo nabadda, amniga iyo wada-noolaanshaha bulshada.


Share

Recommended

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

4 months ago
Imaaraadka

Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Qorshe Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh

1 year ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

1 year ago
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Oo farin cusub udiray shacabka soomaliyeed, Kadib Weerarli Baledweyne?

2 years ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

5 months ago
Dowladda Turkiga

Turkiga oo Diyaarado cusub oo kale Ku wareejiyey DF Soomaaliya

1 year ago
Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.