Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Caalamka

Trump Oo Sheegay In Ay DOJ Baarayso Ilhaan Cumar Arrin La Xiriirta $44 Milyan.

27-01-2026 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii sheegay in Waaxda Caddaaladda Mareykanka (DOJ) ay waddo baaritaan la xiriira xildhibaanadda Congress-ka Ilhaan Cumar, oo laga soo doorto gobolka Minnesota, isagoo xusay arrin ku saabsan hanti lagu sheegay inay gaareyso…

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
January 27, 2026, 9:21 am EAT
Reading Time: 2 mins read
Trump
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: 27-01-2026 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii sheegay in Waaxda Caddaaladda Mareykanka (DOJ) ay waddo baaritaan la xiriira xildhibaanadda Congress-ka Ilhaan Cumar, oo laga soo doorto gobolka Minnesota, isagoo xusay arrin ku saabsan hanti lagu sheegay inay gaareyso $44 milyan.

Trump ayaa hadalkan ku qoray bartiisa Truth Social, halkaas oo uu ku sheegay in DOJ iyo Congress-ku ay baarayaan Ilhaan Cumar, balse uusan soo bandhigin wax caddeyn ah oo rasmi ah. Wuxuu sheegay in “waqtigu muujin doono xaqiiqda,” iyadoo hadalkiisa uu yimid xilli uu horey muran siyaasadeed kala dhexeeyay xildhibaanadda.

Ilhaan Cumar, oo muwaadin Mareykan ah tan iyo sanadkii 2000, ayaa horey u beenisay eedeymo la mid ah, iyadoo ku tilmaantay hadallada Trump isku day lagu mashquulinayo dareenka shacabka. Qoraal ay soo dhigtay barteeda X, ayay ku sheegtay in baaritaanno hore oo socday sannado aysan wax khalad ah ka helin, isla markaana aysan jirin ogeysiis rasmi ah oo ay ka heshay DOJ.

Afhayeen u hadlay xafiiskeeda ayaa sheegay inaysan wax war ah ka haynin baaritaan cusub oo ay wado Waaxda Caddaaladda. Dhanka kale, DOJ kama aysan jawaabin codsiyo warbaahineed oo la xiriira arrintan.

Warbixinno maaliyadeed oo hore loo diiwaangeliyay ayaa muujinaya in kororka hantida Ilhaan Cumar uu inta badan la xiriiray maalgelinno uu leeyahay seygeeda, oo ay ku jiraan saamiyo ku jira shirkado maalgashi iyo ganacsi kale, iyadoo xeerarka Mareykanka ay dhigayaan in hantida xubnaha Congress-ka lagu shaaciyo qiyaaso guud, balse aan lagu muujin tiro go’an.

Hadalkan Trump ayaa kusoo aadaya xilli ay weli ka socdaan Minnesota howlgallo amni iyo mudaaharaadyo la xiriira dhacdooyin dhowaan ka dhacay gobolkaas, iyadoo xaaladda siyaasadeed ay sii adkaaneyso.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

18 hours ago
Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

18 hours ago
Dagaalka Koonfur Galbeed oo xiisad abuuray Soomaaliya iyo Kenya

Dagaalka Koonfur Galbeed oo xiisad abuuray Soomaaliya iyo Kenya

21 hours ago
Flavio Bolsonaro oo Brazil ka baxay, Mareykanka oo fiise siinaya

Flavio Bolsonaro oo Brazil ka baxay, Mareykanka oo fiise siinaya

21 hours ago
Doorashada Israa'iil: Netanyahu iyo Eisenkot oo isku dhow

Doorashada Israa’iil: Netanyahu iyo Eisenkot oo isku dhow

21 hours ago
Kai Rooney oo afar gool u dhaliyay Manchester United U18

Kai Rooney oo afar gool u dhaliyay Manchester United U18

22 hours ago
Xabi Alonso: Waan dabaaldegi doonaa haddii Chelsea dhaliso

Xabi Alonso: Waan dabaaldegi doonaa haddii Chelsea dhaliso

22 hours ago
Koobka Carabao: Fleetwood oo Arsenal ku reebtay wareega afaraad

Koobka Carabao: Fleetwood oo Arsenal ku reebtay wareega afaraad

22 hours ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.