• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somali celebrity

Tallaabo Uu Qaaday Xasan Sheekh Oo Dhalisay Falcelin Xooggan.

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
8 months ago
Reading Time: 2 mins read
Xasan Sheekh
Share

Wararka24: 24-01-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay booqasho kadis ah ku tegay qaar ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula kulmay dadweyne ku sugnaa goobahaasi.

Madaxweynaha ayaa waqti la qaatay muwaadiniinta ku caweynayay goobaha uu booqday, isaga oo la sheekaystay, dhageystay talooyinkooda, kana mahadceliyay doorka ay ka qaataan ilaalinta amniga, is-dhexgalka bulshada, dib-u-dhiska iyo horumarka dalka.

Tallaabadan ayaa dhalisay falcelin xooggan oo kala duwan, kuwaas oo si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, iyadoo dadku ay aragtiyo kala geddisan ka dhiibteen booqashada Madaxweynaha.

Axmed Abuukar ayaa yiri:
“Madaxweyne iyo shacabkiisa waqti wada qaadanayaan Alhamdulillaah. Alle nabadda ha inoogu siyaadiyo.”

Cabdullaahi Toosane ayaa isna yiri:
“Xamar amni maahan kuwii lahaa, caawa kadib maxay dhihi rabaan?”

Cabdiraxmaan Koronto ayaa ku faallooday:
“Kala wanaagsan ninka maqaayadda faynuus u soo dalxiis tagey, iyo midka Talaabiib dhuumashada ku aada.”

Nageeye Xasan ayaa sheegay:
“Fariintaan waxay ku socotaa Deni iyo Axmed Madoobe oo doonaya inay Xamar hub kusoo galaan.”

Dhanka kale, Bashiir Cabdullaahi ayaa yiri:
“Alxamdulillaah Alle na siiyay nabaddan ayaa mahad leh. Ilaahow waxa naga dhiman noo dhamaystir, guulayso Mudane Madaxweyne.”

Booqashada Madaxweynaha ayaa ku soo aaday xilli ay jirto dood ku saabsan xaaladda amniga caasimadda, waxaana dad badan ay u arkeen tallaabadan farriin muujinaysa kalsoonida hoggaanka dalka ee amniga Muqdisho.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.