• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, January 23, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Bulshada

7 khalad ee dadka badankood suubiyaan, markay isticmalayaan toonta?

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
23 hours ago
Reading Time: 3 mins read
7 khalad ee dadka badankood suubiyaan, markay isticmalayaan toonta?
Share

7da khalad ee ay dadka badankood gaar ahaan somalida suubiyaan, markay isticmalayaan toonta, kuwaas oo kala ah in Toonta oo lagu keydiyo qaboojiyaha, shiilidda goor hore ama kafiqida maqarka kore waxay ka saari kartaa carafta udgoon ama waxay ka dhigi kartaa mid guban oo qadhaadh ah.

Toontu waa wax caadi ah oo laga helo jikooyinka, badankood laakiin si khaldan loo isticmaalo mar walbo, taas oo yareyn kartaa dhadhankeeda iyo qiimaha nafaqada ku jirta toonta.

Kuwa soo socda waa khaladaadka caadiga ah ee dadku sameeyaan marka ay la macaamilayaan toonta, sida laga soo xigtay daabacaadda cuntada ee Tasting Table.

1. Toonta oo lagu keydiyo qaboojiyaha

Dad badan ayaa ku keydiya toonta qaboojiyaha, balse tani ma fiicna. Qabowga iyo huuradu waxay dedejiyaan biqilka, halka hawada qalalan ay ka dhigto toon jilicsan oo dhadhan la’aan ah.

Habka saxda ah: Toonta ku keydi heerkulka qolka, meel qabow oo hawo leh, kana fog qorraxda. Bacaha shabaqyada leh ama dambiilaha furan ayaa ku habboon.

2. Toonta oo la tuuro marka ay cagaar noqoto..

Toonta mararka qaar cagaar baynoqotaa marka lagu daro maraqyo qaarkood. Dad badan waxay u haystaan inay sun tahay, balse arrintaasi sax ma aha.

Midabka cagaaran waa fal-celin dabiici ah oo u dhaxeysa walxaha toonta iyo asiidhyada, mana saameyso badqabka ama dhadhanka. Dalal qaar, toonta cagaaran waa cunto caadi ah.

3. Toonta oo mar walba si isku mid ah loo jarjaro

Habka loo jaro toonta wuxuu si toos ah u saameeyaa xoogga dhadhankeeda. Marka la burburiyo ama si aad ah loo shiido, dhadhankeeda wuu sii xoogeysanayaa.waxaa larabaa toon la burburiyaysi loo helo maraqyo iyo suugo culus

4. Marka loo bahan yahay in laga tago qobka cagaaran ee toonta

qobka cagaaran ee ku jira toonta duuga ah ma aha sun, balse wuxuu keenaa dhadhan qadhaadh ah.

Si dhadhan fiican loo helo, gaar ahaan suugo iyo cuntooyin fudud, waxaa fiican in qobka laga saaro ka hor inta aan la karinin.

5. Adeegsiga toon jarjaran marka hilib la dubayo

Toon si fiican loo jarjaray waxay ku dhegtaa hilibka, si degdeg ah ayeyna u gubataa inta hilibku wali karin, taasoo keenta dhadhan qadhaadh.waxaa saxan in Toon si fudud u burburisa, ka soo saarta casiirka, kuna darta maraqa, ka dibna ka saar xabagta, ama isticmaal toon budo ah.

6. Toonta oo goor hore lagu daro digsiga

Toonta si degdeg ah ayey u gubataa. Haddii lagu daro saliid kulul ka hor inta aan wax kale lagu darin, si sahlan ayey u madoobaataa.Waxaa saxan in Marka hore ku dar basasha ama khudaarta. Marka ay ku dhowaadaan dhammaadkooda, ku dar toonta. Waxay u baahan tahay 30 ilbiriqsi ilaa hal daqiiqo oo keliya.

7. Toonta oo lagu shiilo kuleyl aad u sarreeya

Kuleylka badan wuxuu gubaa toonta ka hor inta aysan soo deyn carafteeda, wuxuuna keenaa qadhaadh iyo walxo aan caafimaad u fiicnayn.

Toonta waa in lagu kariyaa kuleyl dhexdhexaad ama hoose. Tani waxay u oggolaanaysaa sonkorta dabiiciga ah inay si tartiib ah u karto, taasoo keenta midab dahab ah iyo caraf macaan.

waxaa loo bahanyahay inad sida saxda ah u isticmasho toonta marwalba


Share
Tags: wararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

Dagaal Culus Oo Markale Ka Qarxay Magaalada Kudhaa Ee Jubbada Hoose

Next Post

Mucaaradka Oo Cadaadis Siyaasadeed Kala Kulmaya Beesha Caalamka.

Amin Cali Abdi

Amin Cali Abdi

Related Posts

Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay dhowaan ku burisay heshiisyada difaaca iyo amniga ee...

Wilkie

Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Haba yaraatee kalsooni kuma qabo in Putin uu ka tanaasuli doono qodobbo muhiim ah oo ku jira wadahadalladan,...

Fiqi

Fiqi: marnaba kama tanaasulidoona ilaalinta madaxbannaanida dalka somaliyeed

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan marnaba ka tanaasuli doonin...

Guban

DF Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dhismaha Maamulka Cusub Ee Guban State

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ku dhawaaqista maamulka cusub ee Guban State, kaasi oo xildhibaanno...

Xasan Sheekh

UK Oo Farriin U Dirtay Golaha Mustaqbalka somaliyeed Kadib Casuumaadda Xasan Sheekh

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Ingiriiska ayaa soo dhoweysay gogosha wadatashi qaran ee uu fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud,...

Mucaaradka

Mucaaradka Oo Cadaadis Siyaasadeed Kala Kulmaya Beesha Caalamka.

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Beesha Caalamka, gaar ahaan Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Dowladda UK, ayaa cadaadis siyaasadeed saaray isbahaysiga...

Load More
Next Post
Mucaaradka

Mucaaradka Oo Cadaadis Siyaasadeed Kala Kulmaya Beesha Caalamka.

Xasan Sheekh

UK Oo Farriin U Dirtay Golaha Mustaqbalka somaliyeed Kadib Casuumaadda Xasan Sheekh

Guban

DF Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dhismaha Maamulka Cusub Ee Guban State

Recommended

Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

6 months ago
Netanyahu

Netanyahu iyo trump oo wacad ku maray inay ka argudi doonan, Iran iyo huthiyiinta?

9 months ago
Daawo: Arin murugo leh: Hooyo ku umushay bannaanka Isbitaalka Banaadir

Daawo: Arin murugo leh: Hooyo ku umushay bannaanka Isbitaalka Banaadir

3 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Doha?

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Doha?

4 months ago
Siyaasadeed

Mucaraadka dowlada somalia oo war murtiyed soo saaray

8 months ago
Ilhaan Cumar

Xildhiban Ilhaan Cumar, Republicans Mareykanka oo Xoojiyey Ololaha ayku Rabaann in Lagu Tarxiilyo..

11 months ago
Kooxda Shabaab

Kooxda Shabaab oo Isbeddel Cusub la timid, si ay Kalsoonida Shacabka u Kasbato.

8 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.