• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu toogtay Cape Town..

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
11 months ago
Reading Time: 2 mins read
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu toogtay Cape Town..
Share

Kraaifontein – Wararka24: Warar cusub ayaa kasoo baxaya dil galinkii dambe ee shalay loogu geystay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Nuur Cadde, kadib markii kooxo burcad ah ay ku weerareen goobtiisa ganacsi oo ku taalla deegaanka Kraaifontein, magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in burcaddii falka geysatay ay si degdeg ah uga baxsadeen goobta, halkaas oo Maxamed Nuur Cadde uu ku dhintay isagoo goobtiisa shaqo ku jira.

Marxuumka ayaa ka mid ahaa dhalinyarada si weyn looga yaqaanay deegaanka, isla markaana muddo dheer halkaas ku lahaa ganacsi.

Booliiska Koonfur Afrika ayaa gaaray goobta saacado kadib, balse baaritaannada hordhaca ah ma aysan soo saarin wax natiijo ah oo ku saabsan cidda ka dambeysa weerarka. Ilaa hadda lama hayo cid loo qabtay falkaas.

Dilka Maxamed Nuur Cadde ayaa ka mid noqonaya weerarrada isdaba-joogga ah ee sanad kasta lagu bartilmaameedsado ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Koonfur Afrika — kuwaas oo wajahaya dilal, dhac iyo dhaawacyo soo noqnoqda, iyadoo aan jirin wax tallaabo muuqata ah oo dowladdu ka qaadday.

Dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Cape Town ayaa sheegay in bilaha dambe ee sanad kasta ay noqdaan kuwa ugu badan ee dhaca iyo dilalka loo geysto muwaadiniinta Soomaaliyeed ee halkaas ku shaqeysta.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.