• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, January 23, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Daawo: Arin murugo leh: Hooyo ku umushay bannaanka Isbitaalka Banaadir

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
3 months ago
Reading Time: 2 mins read
Daawo: Arin murugo leh: Hooyo ku umushay bannaanka Isbitaalka Banaadir
Share

Muqdisho – Wararka24: Dhacdo murugo leh ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, kadib markii hooyo Soomaaliyeed ay ku umushay iridda hore ee Isbitaalka Banaadir, kaddib markii loo diiday adeeg caafimaad oo degdeg ah.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in hooyada ay markii hore tagtay isbitaal kale oo magaalada ku yaalla, balse halkaas laga soo celiyay iyadoo xaaladdeedu halis ahayd.

Markii dambe ayay timid Isbitaalka Banaadir, oo ah xarun caafimaad oo dowlada maamusho, hase yeeshee waxaa lagu amray inay bannaanka ku sugto, inkastoo xaaladdeedu ay ahayd mid degdeg ah oo u baahan gargaar caafimaad oo degdeg ah.

Sida ay sheegeen dadka goobta joogay, hooyadu ugu dambayn waxay ku umushay albaabka weyn ee isbitaalka, iyadoo ay caawinaysay haweeney waayeel ah oo halkaas maraysay. Ilmaha yar ayaa lagu soo warramayaa inuu ku dhashay xaalad adag, halka hooyaduna lasoo daristay dhiig-bax daran.

Dadka deegaanka ayaa si adag u cambaareeyay dhacdada, iyagoo ku baaqay in baaritaan degdeg ah lagu sameeyo maamulka iyo shaqaalaha isbitaalka.

Waa ceeb weyn in isbitaal dowladeed oo loogu talagalay daryeelka hooyada iyo dhallaanka uu sidaan ugu dayaco muwaadiniintiisa,” ayuu yiri mid ka mid ah dadka goobta joogay.

Dhacdadan ayaa si weyn loogu faafiyay baraha bulshada, iyadoo loo arko calaamad kale oo muujinaysa hoos u dhaca daryeelka caafimaad ee bulshada Soomaaliyeed ay la tacaalayso, gaar ahaan hooyooyinka uurka leh.


Share
Tags: Arin murugo lehCusbitaalka banaadirwararka mantawararka somalia
Previous Post

Puntland oo si adag u beenisay eedeymaha la xiriira dagaalka Suudaan

Next Post

Wasiirka Caafimaadka DF oo qaaday tallaabo degdeg ah kadib dhacdadii Isbitaalka Banaadir.

Abdirahman Dahir

Abdirahman Dahir

Abdirahman Dahir waa qoraa iyo tafatire sare oo ka tirsan Wararka24.com, isaga oo door muhiim ah ku leh hubinta iyo hagaajinta tayada wararka ka soo baxa wararka24.

Related Posts

Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay dhowaan ku burisay heshiisyada difaaca iyo amniga ee...

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa xalay kulan saacado qaatay xili habeenimo kula yeeshay Moscow, ergayal sare...

Wilkie

Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Haba yaraatee kalsooni kuma qabo in Putin uu ka tanaasuli doono qodobbo muhiim ah oo ku jira wadahadalladan,...

Fiqi

Fiqi: marnaba kama tanaasulidoona ilaalinta madaxbannaanida dalka somaliyeed

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan marnaba ka tanaasuli doonin...

Guban

DF Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dhismaha Maamulka Cusub Ee Guban State

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ku dhawaaqista maamulka cusub ee Guban State, kaasi oo xildhibaanno...

Xasan Sheekh

UK Oo Farriin U Dirtay Golaha Mustaqbalka somaliyeed Kadib Casuumaadda Xasan Sheekh

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Ingiriiska ayaa soo dhoweysay gogosha wadatashi qaran ee uu fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud,...

Load More
Next Post
Caafimaadka

Wasiirka Caafimaadka DF oo qaaday tallaabo degdeg ah kadib dhacdadii Isbitaalka Banaadir.

Koox burcad-badeed Soomaali ah

War kasoo baxay Koox burcad-badeed Soomaali ah oo shalay markab qabsaday?

RW ku Xigenka Saalax Axmed Jaamac oo Soomaaliya ku matalay Shir ka dhacay Brazil..

RW ku Xigenka Saalax Axmed Jaamac oo Soomaaliya ku matalay Shir ka dhacay Brazil..

Recommended

Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

9 months ago
Daawo: Ra’iisul wasaare Xamse oo ka digay shayaadinta somalia.

Daawo: Ra’iisul wasaare Xamse oo ka digay shayaadinta somalia.

6 months ago
Soomaaliya

Soomaaliya Oo Eedaymo Culus U Jeedisay Sacuudi Carabiya! Maxa dhacay?

8 months ago
Wasiirka Arrimaha

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Aqoonsiga Israa’iil Ee Somaliland Ku Tilmaamay Musiibo

2 weeks ago
Puntland

Puntland oo Maxkamad Horgeysay Rag Xiriir La Leh Daacish iyo Shabaab

8 months ago
internet-ka

Internet-ka ee Soomaaliya oo ay Cilad kutimid + Sababta iyo mesha ay wax marayaan?

11 months ago
Maamulka Puntland

Maamulka Puntland oo si adag uga hadashay mowqifka SSC-Khaatumo ee ku aaddan gobolka Sanaag

8 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.