• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Fly Dubai oo joojisay dalabkii eVisa ee dadka u safraya Hargeysa

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
11 months ago
Reading Time: 2 mins read
Fly Dubai oo joojisay dalabkii eVisa ee dadka u safraya Hargeysa
Share

Hargeysa– Wararka24 Online)- Diyaaradda caalamiga ah ee Fly Dubai ayaa si rasmi ah u joojisay dalabkii ku saabsan eVisa-da Soomaaliya ee lagu weydiin jiray dadka u safraya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland,

kadib markii maamulka Hargeysa u qabtay shirkadda muddada 15 maalmood ah inay joojiso ama laga mamnuuco duulimaadyada gudaha Somaliland.

Wararka laga helayo rakaabkii saakay ka baxay Dubai kuna sii jeeday Hargeysa ayaa xaqiijiyay in aan qofna la weydiin eVisa, taasoo muujinaysa in Fly Dubai ay fulisay shuruudihii ay xukuumadda Somaliland u dirtay.

Tallaabadan ayaa timid kadib markii maamulka Somaliland uu si adag uga horyimid go’aankii hore ee Fly Dubai oo dadkii u socday Hargeysa ku khasbeysay inay soo qaatan dal ku galka Soomaaliya, arrin ay Hargeysa ku tilmaantay mid “ka hor imaanaysa madax-bannaanideeda siyaasadeed iyo nidaamkeeda socdaalka.”

Sidoo kale, diyaaradda Itoobiya (Ethiopian Airlines), oo duulimaadyo maalinle ah ku tagta Hargeysa laba jeer maalintii, ayaa dhawaan joojisay ku-xujeynta rakaabka ee ku saabsan eVisa-da Soomaaliya, kadib cadaadis ka yimid maamulka Somaliland.

Go’aanka Fly Dubai ayaa loo arkaa guul diblomaasiyadeed oo ay xukuumadda Somaliland ku difaacday siyaasaddeeda socdaalka, iyadoo dadka safarka ah hadda si toos ah ugu gudbi kara Hargeysa iyada oo aan loo baahnayn dal ku galka Soomaaliya.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.