• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Macallin Mahdi oo dignin kasoo saaray, arin halis ah oo kuso badatay muqdisho?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
12 months ago
Reading Time: 1 min read
Macallin Mahdi
Share

Muqdisho, Oct 3, 2025 (Wararka24) – Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin (Macallin Mahdi), ayaa digniin culus u diray ciidamada ilaalada ka dib markii uu sheegay in ay aad u badan tahay ayaantan fal halis ku ah amniga oo ku saabsan in ay boosliska qaar ay hubkooda u dhiibaan shacabka.

Mahdi ayaa faahfaahiyey in sababta ay hubkooda si khaldan ugu dhiibeen dad shacab ah,  oo qaarkood in muuqaalada iskaga duubaan ay  baraha bulshada ku baahiyeen, sida tiktok-ga

Waxuu sheegay: “Ciidanka booliska waxay uga digayaan dhammaan askarta in aysan hubkooda u dhiibin dadka rayidka ah … Qof kasta oo lagu helo fal noocaas ah waxaa laga qaadi doonaa tallaabo sharciyeed oo adag.”

Arrintan ayaa imaneysa iyadoo askar iyo rayid ay horey u wada galeen dhacdo hub-kala-weydiis, waxaana la filayaa in boolisku ay bilaabaan baaritaano iyo tallaabooyin lagu adkaynayo amniga Muqdisho.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.