• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somali celebrity

DAAWO: Koko oo kamid ah yuutubarada ugu caansan Soomaalida ayaa la ilmeeysay dhacdo ku qabsatay Muqdisho..

Amran Mahad by Amran Mahad
12 months ago
Reading Time: 3 mins read
Koko
Share

Muqdisho, Sept 27, 2025 (Wararka24) – Koko, oo ka mid ah gabdhaha tiktok iyo Youtub-ka ugu caansan bulshada Soomaaliyeed, ayaa maanta sheegtay in ay la ilmeyso dhacdo ku qabsatay dhagxaanta laga galo garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Koko ayaa muuqaal ay baraha bulshada ku faafisay ku muujisay dareenkeeda, iyadoo sheegtay in dhacdadan ay ku reebtay murugo iyo jahawareer, maadaama ay tahay somali ayna mudneyn in sidaa loola dhaqmo,

Koko ayaa sheegtay in aydoo wadada garoonka diyaaradaha kasoo baxeysa ayaa waxaa ka horyimid gaari Hayada NISA, kadibna sixun loola dhaqmay sida ay sheegtay gabadha ciidamada nisa waxaa ay wadeen rag cadaan ah, 

Iyadoo sheegtay mid kamid ah ciidamada uu u gafay uuna ku tilmaamay dh*lo sida ay sheegtay, video ay soo dhigtay koko waxa  ka dhashey hadal isku dhax jir ah, dadbadan ayaa taageeray askarta halka qaar kalena ay ayada taageeren..

Axmed Maxamud Saxafinho Dadkaan caanka ah iyagu ma wxy rabaan in sidii ilmo yar cml loo koolkooliyo oo aysan wax caqabad ah lakulmin Malin walbe ayaan intaas oo caqabad ah lakulanaa horaana uga soconaa xaay tahay xaliimadaan ilinta jabsatay.

Yasir Dahir Abdulle Who are you ” Gabarey Gaari Dowladeed waliba NISA baa mesha marya waa ina sugtaa Oo ad sharciga u Hogansataa. Oohinta io Riwayda mesha Kala tag..

Ramla Mohamed Ooyinta Ayaa Xiiso U Qabta Adduunka Dhan, Waa Sharci Madaxda Ama Ciidamada Waddada Ayagaa Kaa Leh. Waa La Istagaa. Madaxweynaha France Last Week USA 🇺🇸 Joogay, Asigoo Embassy France U Socdo, Waddada Waa La Xiray Ayaa La Dhahay.

Abdifatah Gaani Dadkeenu waxey la qabsaden sharci darada iyo in loo awood sheegto, markasey la yaaban yihiin ooyinta gabar la isugu daray aflagaado iyo awood u sheegasho. Waan ogahay anaga wax caadi ay nala yihin lkn ma ahan in qofka aad daremahaga ku cabirtid.

Ikraan Abdulahi Nur  Xanuunka Gabadha aya dareemeyso ma ahan in waddo loo diiday ee afxumada. asakariga iyo in meel loga dhacay sharafkeeda.

Nazer Kayd Dad’ ajaanib ah baa la wadey oo amaankooda xil weyn ka saaran yahay dawlada waliba ciidanka sirdoonka qaranka NISA ayaa idin joojiyey’ inaad iska dulqaadataan bay ahayd wll intaa yar lkn hadii lagu caayey waa gaf ee dacwad gudbiso’ adoo dawlada intaad ka taqaan edeegsanaya si taliyaha ciidanka NISA kuugu soo qabto Askariga sida xun kuu caayey


Share

Recommended

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

2 months ago
Duqeyn ka dhacday  Jubbada Hoose oo sababtay dhimashada 3qoys oo ka koobnaa 12 qof

Duqeyn ka dhacday Jubbada Hoose oo sababtay dhimashada 3qoys oo ka koobnaa 12 qof

3 months ago
Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

7 months ago
Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

3 months ago
Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

12 months ago
Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Aljeeriya Kadib Dab Ka Kacay Xarun Agoomaha Lagu Daryeelo

Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Aljeeriya Kadib Dab Ka Kacay Xarun Agoomaha Lagu Daryeelo

2 months ago
Faahfaahinta Dilka manta hargeysa Somaliland

Wararka24: Booliska Somaliland oo soo qabtay eedeysane loo haysto dil ka dhacay Manta Hargeysa? +Faah faahin dherad ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.