• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Allah ha u naxariisto fannaan Xasan Jaamac Qodax oo ku geeriyooday Hargeysa

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Allah ha u naxariisto fannaan Xasan Jaamac Qodax oo ku geeriyooday Hargeysa
Share

Hargeysa – Fannaankii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Xasan Jaamac Qodax, oo bulshada u badani u taqaanay Xasan Gacan, ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

 

Marxuum Xasan Jaamac waxa uu ku soo biiray bahda fanka sannadkii 1986-kii, isaga oo caan ku noqday heeso iyo riwaayado muddo dheer lagu xasuusan doono. Waxaa ka mid ahaa heesaha uu qaaday “Alla Xujooy” oo uu la wada qaaday fannaanadda Ubax Fahmo, iyo heesta kale ee “Arageenna kala maqan”.

 

Intaa waxaa dheer, marxuumku waxa uu door muhiim ah ku lahaa riwaayado ay ka mid ahaayeen “Abydin abaydin dhalay” oo uu curiyay abwaankii caanka ahaa Axmed Aw-Geeddi (Dheeraad), iyo riwaayado kale oo qayb ka ahaa hal-abuurkiisa.

 

Geerida Xasan Jaamac Qodax ayaa bulshada fannaaniinta iyo dhallinyarada xiiseeya suugaanta ku noqotay murugo weyn, iyadoo si weyn loogu xasuusan doono kaalintii uu ku lahaa fanka iyo dhaqanka Soomaaliyeed.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.