• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Djibouti oo gacanta ku dhigtay dablay dhac u geystay Salaam Bank

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
12 months ago
Reading Time: 1 min read
Djibouti oo gacanta ku dhigtay dablay dhac u geystay Salaam Bank
Share

Djibouti – Dowladda jabuuti ayaa sheegtay in ciidamadu ay gacanta ku dhigeen dablay hubeysan oo saaka dhac u geystay xarunta Salaam Bank ee ku taala gudaha magaalada Djibouti, gaar ahaan qaybta Xamuudi Shopping Center.

Kooxdan hubeysan ayaa subaxnimadii Axadda weeraray ku qaaday bangiga, iyagoo bistoolado ku qabtay shaqaalaha halkaas joogay, ka dibna qaatay lacag aan weli si rasmi ah loo shaacin cadadkeeda.

Warbaahinta Dalka Jabuuti ayaa soo warisay in ciidamada ammaanku ay ku guuleysteen qabashada laba ka mid ah ragga weerarka fuliyay, halka kuwo kale ay baxsadeen, iyadoo baaritaanno lagu raadjoogayo.

Dhacdadan ayaa cabsi gelisay dadka deegaanka, waxayna dhalisay dood ku saabsan ammaanka goobaha maaliyadeed ee magaalada Djibouti.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.