• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in la tarxiilo dadka Koonfurta Soomaaliya ee ku nool Somaliland

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in la tarxiilo dadka Koonfurta Soomaaliya ee ku nool Somaliland
Share

Hargeysa – Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe, ayaa ku baaqay in la tarxiilo dadka u dhashay Koonfurta Soomaaliya ee ku nool Somaliland, isagoo ku eedeeyay inay sabab u yihiin khilaaf, musuqmaasuq iyo khatar siyaasadeed.

 

Faysal ayaa hadalkan jeediyay isagoo sheegay in Somaliland aysan u baahnayn muwaadiniin ka yimaada Soomaaliya inteeda kale, kuwaas oo uu ku sifeeyay inay dalka u keenaan kaliya fusuq iyo khiyaano. Wuxuu ku adkeystay in loo baahan yahay tallaabooyin lagu xakameynayo dadkaas si loo ilaaliyo amniga iyo kala dambeynta gudaha Somaliland.

 

Hadalka Faysal Cali Waraabe ayaa dhaliyay dood xooggan oo ku saabsan xiriirka bulshada labada dhinac, iyadoo dadka qaar ku tilmaameen hadal kicin kara xiisadda,

 

halka taageerayaashiisu ay ku doodayaan in loo baahan yahay ilaalin dheeraad ah oo dhinaca amniga iyo qaabka uu maamulka u shaqeeyo.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.