• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka
Trending

Trump oo taageeray soo jeedinta Tony Blair ee ku saabsan mustaqbalka Gaza

Amran Mahad by Amran Mahad
12 months ago
Reading Time: 1 min read
Trump oo taageeray soo jeedinta Tony Blair ee ku saabsan mustaqbalka Gaza
Share

Washington – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu taageeray soo jeedin uu sameeyay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Britain, Tony Blair, oo ku saabsan qorshaha mustaqbalka Marinka Gaza dagaalka kadib.

 

Soo jeedinta Blair ayaa ku salaysan in marka hore dagaalka la joojiyo, kooxda Xamaasna hubka laga dhigo, kadibna la geeyo ciidamo caalami ah iyo kuwa dalalka Carabta, si halkaasi looga dhiso nabad aan khatar ku ahayn amniga Israel.

 

Madaxweyne Trump ayaa sidoo kale diiday qorshayaal lagu barakicinayo dadka reer Falastiin si khasab ah, isagoo muujiyay in xal nabadeed uu yahay dariiqa keliya ee lagu xasillin karo gobolka.

 

Si kastaba ha ahaatee, falalka Israel ee gudaha Gaza ayaa muujinaya sawir ka duwan hadallada rasmiga ah, waxaana weli taagan walaaca ku saabsan jihada siyaasadda Mareykanka ee arrintan, taas oo sii kordhisay shaki ku saabsan doorka Washington.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.