• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Uganda oo sheegtay inay dishay horjooge ka tirsan Al-Shabaab Shabeellaha Hoose

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Uganda oo sheegtay inay dishay horjooge ka tirsan Al-Shabaab Shabeellaha Hoose
Share

Muqdisho – Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday in ciidamadeeda ku sugan howlgalka ATMIS ay howlgal ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose ku dileen horjooge sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab.

 

War-saxaafadeed ka soo baxay militariga Uganda ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab, islamarkaana lagu dilay hoggaamiye sare oo kooxda ka tirsanaa, inkastoo aan weli si faahfaahsan loo shaacin magaca horjoogaha la beegsaday.

 

Saraakiisha Uganda ayaa tilmaamay in weerarka uu qeyb ka yahay howlgalada joogtada ah ee lagu xaqiijinayo amniga, lana doonayo in lagu wiiqo awoodda Al-Shabaab ee gobolka Shabeellaha Hoose.

 

Illaa iyo hadda dowladda Soomaaliya iyo ATMIS ma aysan soo saarin war rasmi ah oo faahfaahin dheeraad ah ka bixinaya howlgalka iyo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.

 

Sheegashada Uganda ayaa timid xilli ay socdaan dadaallo xooggan oo lagu xoojinaayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda qaybo badan oo dalka ka mid ah.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.