• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweyne Cirro Oo Dhagax Dhigay isbitaal Casri Ah Oo Laga Hirgelinayo Burco.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Madaxweyne Cirro
Share

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, iyo wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo maalintii labaad safar shaqo ku jooga magaalada Burco ayaa dhagax-dhigay mashruuc taariikhi ah oo ah cusbitaal casri ah oo takhasusyo badan leh. Cusbitaalkan, oo noqon doona kii ugu weynaa uguna horumarsanaa  ee Somaliland iyo guud ahaan dhulka Soomaalida laga dhiso, waxaa maalgelinaya Amiirka dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, Sheekh Maxammed Bin Zayed Al Nahyan, isla markaana isaga ayaa cusbitaalka loogu magac dari doonaa.

Dhakhtarkan cusub ayaa loogu talagalay inuu bixiyo adeegyo caafimaad oo takhasusyo kala duwan ah, tayadiisuna ay sarreyso aqoon ahaan iyo qalab ahaanba, taas oo ka dhigan in bulshada Somaliland looga baahnaan doono adeegyo caafimaad oo dibadda loo raadsado.

Madaxweyne Cirro ayaa sheegay in mashruucani uu faa’iido weyn u yeelan doono bulshada Somaliland, gaar ahaan dadka ku nool Burco iyo gobollada Bariga, maadaama ay heli doonaan daryeel caafimaad oo tayo sare leh.

Madaxweynuhu waxa kale oo uu xusay in dhismaha cusbitaalkan casriga ahi uu qayb ka yahay ballanqaadkii xukuumadda oo dhab noqday iyo dedaallada lagu xoojinayo kaabeyaasha caafimaadka iyo horumarinta adeegyada lagama maarmaanka u ah nolosha bulshada. Ugu dambayntiina, waxa uu shacabka Burco ku bogaadiyey dedaalkooda, midnimadooda iyo kaalinta muuqata ee ay ku leeyihiin horumarinta dalka.


Share

Recommended

ruushka iyo Mareekanka ay

Mareykanka iyo Ruushka oo Marki ugu horeysay mudo 4 sano Ah Shir Uga Furmay Dalka Sacuudiga..

2 years ago
Siyaasadeed

Urur siyaasadeed cusub oo caawa looga dhawaqayo mogadishu.

1 year ago
DF oo ku dhawaaqday in magaca “madaxweyne” loo isticmaali doonin madaxda dowlad-goboleedyada

DF oo ku dhawaaqday in magaca “madaxweyne” loo isticmaali doonin madaxda dowlad-goboleedyada

3 months ago
Wiilka Museveni oo sheegay in ay ku biirayaan dagaalka Iran iyo Israa’iil

Wiilka Museveni oo sheegay in ay ku biirayaan dagaalka Iran iyo Israa’iil

6 months ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

2 years ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
SSC-Khatumo

SSC-Khatumo oo Qabtay Shabakad dadka Tahriibin jirtay,+ Xogta

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.