• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre Oo La Kulmay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee IOM

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre Oo La Kulmay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee IOM
Share

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hey’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM), Marwo Ugochi Daniels. Kulankooda ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo dardargelinta barnaamijyada horumarineed ee IOM ay ka waddo Soomaaliya.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo waafajin lahaa howlaha hey’addu ka waddo gudaha dalka iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029), si loo gaaro ujeedooyin mideysan oo waxtar u leh shacabka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyey IOM kaalinta ay ka qaadato taageerada dib-u-dhiska dalka, isaga oo xusay in ay muhiim tahay in la sii xoojiyo fulinta mashaariicda wax-ku-oolka ah.

Dhankeeda, Marwo Ugochi Daniels ayaa carrabka ku adkeysay sida IOM ay uga go’an tahay inay sii waddo taageerada ay siiso Soomaaliya, iyadoo xustay in heyaddu ay diyaar u tahay inay la shaqeyso dowladda si loo xaqiijiyo horumarka iyo xasilloonida dalka.


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.