• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Ciyaaraha

Arteta Oo Ka Hadlay ciyaartoy cajiib ah Max Dowman, oo 15 Jir Ah

Wararka24 News Desk by Wararka24 News Desk
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Mikel Arteta
Share

LONDON-WARARKA24: Tababaraha kooxda Arsenal, Mikel Arteta, ayaa si weyn uga helay qaab ciyaareedkii wiilka da’da yar ee Max Dowman, oo 15 jir ah, balse wuxuu sheegay in uusan weli caddayn inta daqiiqo ee uu heli doono xilli ciyaareedkan soo socda.

Dowman, oo ka ciyaara garabka dhexe, wuxuu kamid ahaa laba ciyaartoy oo 15 jir ah oo kulankoodii ugu horreeyay ee kooxda koowaad u saftay kulankii ay 1-0 kaga badiyeen AC Milan. Ciyaaryahanka kale wuxuu ahaa mid ka ciyaara daafaca dhexe Marli Salmon, balse Dowman ayaa si gaar ah indhaha caalamka u soo jiitay, isagoo xitaa marar badan ku dhowaaday inuu dhaliyo goolal.

“Waxaa aad iiga farxiyay dhammaan ciyaartoyda dhalinyarada ah,” ayuu yiri Arteta mar la weydiiyay Dowman.

“Waxay la ciyaari karaan ciyaartoy waweyn, inkastoo oo ay yihiin 15 jirar, sababtoo ah jawiga iyo dhaqanka kooxdu waa mid aad u taageera iyaga, waxa aana rabaa markasta in ay dareemaan kalsooni buuxda. ayuu yidhi

“Si kastaba, waxa muhiim ah in ciyaartoygu uu lahaado tayo dabii ah ee wiilkan uu leeyahay.”

Marka la eego fursadaha uu Dowman heli karo xilli ciyaareedkan, Arteta wuxuu sheegay: “Weli lama ogo. Dhammaan ciyaartoyda da’da yar waxay si joogto ah ula tacaamulaan kooxda koowaad, wayna la qabsadeen qaabka iyo baahiyaha kooxdu leedahay.”

“Laakiin si ay u ciyaaraan heerkaas, waa in heerka jirkoodu uu noqdo mid aad u sarreeya, waana halka ay hadda ku wajahan yihiin. Marka la gaaro heerkaas, waxay u baahan yihiin inay si dhab ah ay u kasbadaan boosaskooda.” XIGASHO sky sport


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.