Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Caalamka

Mareykanka iyo Ruushka oo Marki ugu horeysay mudo 4 sano Ah Shir Uga Furmay Dalka Sacuudiga..

Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka ayaa maanta shir uga furmay Magaalada Riyadh, iyadoona ajandaha ugu weyn ee shirka looga hadlayo uu

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
February 28, 2025, 6:49 pm EAT
Reading Time: 3 mins read
ruushka iyo Mareekanka ay

Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka ayaa maanta Ku Kulmay Riyaad..

Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka ayaa maanta shir uga furmay Magaalada Riyadh, iyadoona ajandaha ugu weyn ee shirka looga hadlayo uu yahay dagaalka Ukraine.

Mareykanka iyo Ruushka
Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka ayaa maanta Ku Kulmay Riyaad..

Dhinaca Ruushka ayaa waxaa shirka uga qaybgelaya Wasiirka Arrimaha Dibadda, Sergey Lavrov, iyo Yuri Ushakov, oo ah La taliyaha Siyaasadda ee Madaxweyne Vladimir Putin. Dhinaca Mareykankana waxaa uga qaybgelaya Wasiirka Arrimaha Dibadda, Marco Rubio, La taliyaha Amniga Qaranka, Mike Waltz, iyo Ergayga Madaxweyne Donald Trump ee Bariga Dhexe, Steve Witkoff.

Shirka Mareykanka iyo Ruushka oo uga furmay dalka Sacuudiga ayaa loogu gogol-xaaraya in nabad ay ka dhacdo dalka Ukraine,

Mareykanka iyo Ruushka
Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka ayaa maanta Ku Kulmay Riyaad..
Mareykanka iyo Ruushka

Ka dib saddex sano oo dagaal ah. Shirkan ayaa noqonaya wada hadalkii ugu horreyay ee toos ah ee ay yeeshaan Moscow iyo Washington, tan iyo markii Ciidamada Ruushka ay duulaanka ku qaadeen Ukraine.

Shirka ayaa imanaya maalmo yar uun ka dib, markii Madaxweyne Donald Trump uu khadka teleefanka kula hadlay dhiggiisa Ruushka, isla markaana ay isku waafaqeen in la bilaabo dadaalo diblomaasiyadeed oo lagu soo afjarayo colaadda Ukraine.

Trump ayaa dabada ka riixayay wada hadalada laba geesoodka ee Riyadh, oo looga hadlayo masiirka dal aan wax door ah ku lahayn miiska wada hadalka. Shirka ayaa sidoo kale ay labada dal doonayaan in ay ku hagaajiyaan xiriirkii iyo cilaaqaadkii labada dowladood.

Aqalka Cad ee Mareykanka iyo Aqalka Kremlin-ka ayaa labaduba bogaadiyay shirka Riyadh.

  • Kenya oo taageertay qorshe lagu kordhinayo maalgelinta Midowga Afrika

    Kenya oo taageertay qorshe lagu kordhinayo maalgelinta Midowga Afrika

    Kenya ayaa taageertay qorshe cusub oo lagu kordhinayo maalgelinta Midowga Afrika, si uu uga madax bannaanaado deeq bixiyeyaasha.

    Sii AQRI


    November 14, 2026
  • Shirkii wadatashiga ee Xasan Sheekh oo dib u dhac ku yimid

    Shirkii wadatashiga ee Xasan Sheekh oo dib u dhac ku yimid

    Shirkii wadatashiga qaran ee Xasan Sheekh ugu yeeray mucaaradka ayaa dib u dhac ku yimid.

    Sii AQRI


    November 14, 2026
  • Imaaraadka oo la sheegay inuu Turkiga ka codsaday

    Imaaraadka oo la sheegay inuu Turkiga ka codsaday

    Imaaraadka ayaa la sheegay inuu Turkiga ka codsaday inuu gacan ka geysto wadahadallo uu la yeesho hoggaanka milatariga Suudaan.

    Sii AQRI


    November 14, 2026

Share

Wararkii ugu dambeeyay

Shirkii wadatashiga ee Xasan Sheekh oo dib u dhac ku yimid

Shirkii wadatashiga ee Xasan Sheekh oo dib u dhac ku yimid

4 hours ago
Imaaraadka oo la sheegay inuu Turkiga ka codsaday

Imaaraadka oo la sheegay inuu Turkiga ka codsaday

4 hours ago
Uganda oo beenisay warar sheegayay in askartiisa lagu dilay Somaaliya

Uganda oo beenisay warar sheegayay in askartiisa lagu dilay Somaaliya

4 hours ago
Trump oo sheegay in Sacuudiga uu “kala daadanayo,” kana codsaday

Trump oo sheegay in Sacuudiga uu “kala daadanayo,” kana codsaday

4 hours ago
Soomaaliya oo 2-0 ku lumisay ciyaartii Ghana ee isreebreebka Koobka Qaramada Afrika 2027

Soomaaliya oo 2-0 ku lumisay ciyaartii Ghana ee isreebreebka Koobka Qaramada Afrika 2027

22 hours ago
Puntland oo ciidamo geysay deegaan ka tirsan gobolka Mudug

Puntland oo ciidamo geysay deegaan ka tirsan gobolka Mudug

23 hours ago
Jubbaland oo diiday magacaabista agaasimaha Hay’adda Dakhliga Qaranka,

Jubbaland oo diiday magacaabista agaasimaha Hay’adda Dakhliga Qaranka,

23 hours ago
Mas’uuliyiin ka tirsanaa wafdiga Soomaaliyeed oo lagu waayay Kosovo

Mas’uuliyiin ka tirsanaa wafdiga Soomaaliyeed oo lagu waayay Kosovo

23 hours ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.