• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Kurdiyiin oo Manta Hubka Dhigay 40 Sano Kadib.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Kurdiyiin oo Manta Hubka Dhigay 40 Sano Kadib.
Share

ANKARA — Kooxda Kurdiyiin (Kurdistan Workers’ Party) (PKK) ayaa maanta ku dhawaaqday joojinta dagaalka ay 40 sano kula jireen Turkiga, taasoo noqoni karta mid horseeda dhamaadka colaadda ugu dheereyd ee Bariga Dhexe.

PKK ayaa sheegtay inay iska dhigayaan hubka ka dib markii hogaamiyahooda xabsiga kujira Abdullah Ocalan uu ugu yeedhay inay hubka dhigaan. “Waxaan ayna ku dhawaaqeen joojinta dagaal wakhti dheer socday” ayaa lagu yidhi bayaan kaso baxay guddiga fulinta PKK.

Dagaalkan ayaa socday tan iyo 1984-kii. Waxaa ku dhintay in ka badan 40,000 oo qof mudadaas. PKK waxay bilaabay si ay u dhisto dal madax bannaan oo Kurdi ah, laakiin dhawaan waxay codsatay xuquuq dhaqameed iyo siyaasadeed oo dheeraad ah.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.