• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Madaxweyne Ruto oo Ballan Qaaday Xasilinta Kenya Kadib Rabshado Dhimasho badan Keenay

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Madaxweyne Ruto oo Ballan Qaaday Xasilinta Kenya Kadib Rabshado Dhimasho badan Keenay
Share

NAIROBI — Madaxweyne William Ruto ayaa maanta hadal kulul ka jeediyay xaaladda amniga dalka Kenya isagoo ballan qaaday inuu qaadi doono tallaabo kasta oo lagama maarmaan ah qaadi doono si uu dalka u xasiliyo. Hadalka ayaa yimid labo maalmood kadib rabshadihii Saba Sabay oo lagu dilay 31 qof, xoolo aad utiro badana lagu dhacay. Qaarna lagu gubay.

Madaxweynaha ayaa ku hanjabay inuusan ogolayn in uu dalka kenya galo fowdo, isagoo sheegay in nolosha dadka Kenyanka ah iyo hantidooda ay yihiin mudnaanta koowaad ee dowlada. Si kastaba ha ahaatee madax weynaha ayaan ka hadlin dadki dhawan ku dhintay dibad baxayaasha.

Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Kenya ayaa xaqiijiyay in 31 qof ay ku dhinteen dibadbaxayaashii July 7 halka 532 lagu xidhay. Dhimashada ayaa waxaa ka mid ah gabadh 12 jir ah oo ay xabbad si qaldan ugu dhacday iyada oo jogta gurigooda.

Rabshadahan aan dhamadka laheyn ayaa waxa ka dhashay cadaadis siyaasadeed oo sii kordhaya iyo canaan baahsan oo ka dhanka ah hogaanka Ruto.

Dadweynaha ayaa ku eedeynaya inuu ku guuldareystay ballanqaadyadii uu sameeyey xiligii doorashada ee ahaa inuu taageero dadka danyarta ah dalkaas kunool.

Dibadbaxayaasha ayaa ugu yeedhay in Ruto uu xilka ka dago, iyagoo isticmaalaya halku dhegga “WANTAM” oo macnaheedu yahay hal muddo ama one term,

Falcelinta caalamiga ah ayaa sii kordheysa iyadoo safaaradaha maraykanka, Ingiriiska iyo dalalka kale ay cambaareeyeen isticmaalka xoogga ee booliiska. Waxay ku baaqeen in la ixtiraamo xuquuqda dadka ee dibadbax nabadeed.

Siyaasiyiinta mucaaradka ayaa ku eedeeyay Ruto inuu noqday mid ka fog dadka isagoo gacanta ku haya hay’adaha dowladda laakiin aanu haysan taageerada shacabka.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.