• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Mareykanka oo Cadaadis Cusub Saaray Netanyahu + SABABTA

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Mareykanka
Share

Mareykanka

Dowladda Mareykanka ayaa cadaadis siyaasadeed oo cusub ku saartay Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, iyaga oo ka digay in taageerada milatari iyo mid siyaasadeedba ay halis gali karto haddii aan la joojin dagaalka ba’an ee ka socda marinka Gaza.

Warar ay heleen ilo-wareedyo diblomaasi ah ayaa sheegaya in saraakiil sare oo Mareeykan ah ay si cad ugu sheegeen Netanyahu in sii wadidda duqeymaha Gaza ay dhaawacayso xiriirka labada dhinac, gaar ahaan marka laga eego dhinaca taageerada shacabka Mareykanka oo si isa soo taraysa uga soo horjeeda howlgalka Israel.

Waxaa sidoo kale jirta in Madaxweyne ku-xigeenka US, JD Vance, uu si lama filaan ah u baajiyay booqasho rasmi ah oo uu ku tegi lahaa Israel, taasoo loo fasiray inay tahay fariin cadaadis ah oo ku wajahan Tel Aviv.

Dhanka kale, Mareykanka ayaa Israel ka dalbaday in si degdeh ah gargaar bani’aadanimo loo oggolaado shacabka reer Gaza iyadoo aan lagu xirayn wax shuruudo ah. Warar dheeraad ah ayaa sheegaya in Israel aqbashay codsigaas si ay u yareyso cadaadiska caalamiga ah ee ka imaanaya.

Isbeddelkan siyaasadeed ayaa loo arkaa mid muujinaya in Mareykanka uu dib u eegayo doorkiisa ku aaddan khilaafka Bariga Dhexe, gaar ahaan haddii uu sii socdo falcelinta caalamka ee ku wajahan colaadda Gaza.

Mareykanka oo ah saaxiib dhow la ahaa Israel ah ayaa haddana wajahaya cadaadis gudaha ah oo ku aaddan doorkiisa dagalka ka socda Gaza ee hubka la siiyo Israel, taasoo keentay in dib loo qiimeeyo siyaasadda taageerada lasiiyo netenyahu.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.