Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

sababta Fiqi loogu bedelay Sadaq Joon xilka Wasiirka Gashandhigga

Xog ayaa muujinaysa labada sabab ee Axmed Macallin Fiqi loogu beddelay Saadaq Joon xilka Wasiirka Gaashaandhigga.

Wararka24 News Desk by Wararka24 News Desk
November 24, 2026, 12:44 pm EAT
Reading Time: 3 mins read
sababta Fiqi loogu bedelay Sadaq Joon xilka Wasiirka Gashandhigga
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa Isniintii, 23-ka Noofembar, xilka Wasiirka Gashandhigga ka qaaday Axmed Macallin Fiqi.

Xilkii waxaa loo magacaabay xildhibaan Saadaq Cumar Maxamed Xasan, oo loo yaqaan Saadaq Joon.

Saadaq Joon ayaa horey u soo noqday taliyaha booliska gobolka Banaadir, waxaana uu hadda xildhibaan ka yahay Golaha Shacabka.

Isbeddelka ayaa yimid isla maalintii uu Fiqi shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, kaas oo uu ku dhawaaqay in la qorayo in ka badan 20,000 oo askari oo cusub.

Ilo ku dhow Madaxtoyada ayaa sheegay in magacaabista Saadaq Joon ay ka dambeysay heshiis dhex maray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynihii hore ee Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor).

Ilaha ayaa sheegay in Qoor Qoor uu madaxweynaha ka codsaday in wasaaradda gashaandhigga la siiyo Saadaq Joon, isla markaana Xasan Sheekh uu codsigaas aqbalay.

Sida ay xogtu sheegeyso, isbeddelka ayaa sidoo kale la xiriira qaabka awood qeybsiga beelaha ee lagu qeybiyo xilalka golaha wasiirrada.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa la sheegay inuu go’aanka ku saleeyay rabitaanka madaxweynaha iyo khibradda amni ee uu leeyahay Saadaq Joon.

Falanqeyayal siyasadeed ayaa nidamkan ku tilmamay mid daciif ah, kana tarjumaya xalada adag ee dowladnimada dalka.

Axmed Macallin Fiqi ayaa soo dhaweyay wasiirka cusub, wuxuna ballan qaday inuu si buxda u taageeri dono.

Wuxuu u rajeeyay in Alle u fududeyo mas’uuliyadda culus ee uu la wareegay, xilli uu ku tilmaamay mid adag.

Fiqi ayaa wasaaradda gashandhigga hoggaaminayay tan iyo sannadkii 2025, kadib markii laga soo wareejiyay wasaaradda arrimaha gudaha. Waxaa kale oo uu horey u so noqday wasiirka arrimaha dibadda.

Saadaq Joon ayaa la wareegaya wasaaradda xilli ay dowladdu u diyaar garoobeyso inay la wareegto mas’uuliyadda amniga, iyado ciidamada Uganda ay bilaabeen inay dalka ka baxaan.

Wasiirka cusub ayaa la filayaa inuu sii wado qorshaha dowladda ee lagu doonayo in la dhiso ciidan qaran oo gaaraya 100,000 askari.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Villa Somalia oo benisay in Uganda ay dhex dhexadin doonto dowladda iyo mucaradka

Villa Somalia oo benisay in Uganda ay dhex dhexadin doonto dowladda iyo mucaradka

46 minutes ago
sababta Fiqi loogu bedelay Sadaq Joon xilka Wasiirka Gashandhigga

sababta Fiqi loogu bedelay Sadaq Joon xilka Wasiirka Gashandhigga

1 hour ago
NATO oo ka digtay khataraha hubka nukliyeerka ee hawada sare kadib talaba uu Ruushku qaaday

NATO oo ka digtay khataraha hubka nukliyeerka ee hawada sare kadib talaba uu Ruushku qaaday

3 hours ago
Somaliya oo sheegtay inay qoraneysa ciidamo cusub

Somaliya oo sheegtay inay qoraneysa ciidamo cusub

23 hours ago
FBI Mareykanka oo la sheegay inay la kulmeen weerar internet

FBI Mareykanka oo la sheegay inay la kulmeen weerar internet

1 day ago
Mid ka mid ah wasiradii uu magacabay Liiban Shuluq oo iska casilay xilka

Mid ka mid ah wasiradii uu magacabay Liiban Shuluq oo iska casilay xilka

1 day ago
Xasan Sheekh oo la sheegay inuu ubaxay Uganda xilli wadahadalladii mucaradka fashilmeen

Xasan Sheekh oo la sheegay inuu ubaxay Uganda xilli wadahadalladii mucaradka fashilmeen

1 day ago
Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii ugu horreeyay ee Hirshabeelle, oo geeriyooday

Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii ugu horreeyay ee Hirshabeelle, oo geeriyooday

1 day ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.