Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

DAAWO: Aadan Madoobe oo ka hadlay xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug

Aadan Madoobe ayaa khudbad ka jeediyay xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug ee ka dhacday Dhuusamareeb.

Wararka24 News Desk by Wararka24 News Desk
November 5, 2026, 3:14 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
DAAWO: Aadan Madoobe oo ka hadlay xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa khudbad ka jeediyay xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug oo maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.

Khudbadda ayaa si toos ah u baahisay Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV).

Aadan Madoobe ayaa Arbacadii gaaray Dhuusamareeb, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay hoggaamiyaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan.

Xafladda waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda federaalka.

Liibaan Axmed Xasan iyo ku-xigeenkiisa Cabdiweli Ibraahim Aadan (Garyare) ayaa 22-kii Oktoobar loo doortay hoggaanka Galmudug.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

DAAWO: Aadan Madoobe oo ka hadlay xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug

DAAWO: Aadan Madoobe oo ka hadlay xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug

9 minutes ago
Xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug oo ka socota Dhuusamareeb

Xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug oo ka socota Dhuusamareeb

18 minutes ago
Xasan Sheekh oo gaaray Dhuusamareeb si uu uga qeyb galo caleemo saarka Galmudug

Xasan Sheekh oo gaaray Dhuusamareeb si uu uga qeyb galo caleemo saarka Galmudug

28 minutes ago
JD Vance oo dagaalka Iran ku eedeeyay guuldarradii Jamhuuriyiinta ee doorashada dhexe

JD Vance oo dagaalka Iran ku eedeeyay guuldarradii Jamhuuriyiinta ee doorashada dhexe

39 minutes ago
Itoobiya iyo Suudaan oo xiray qunsuliyadihii ay isku lahaayeen

Itoobiya iyo Suudaan oo xiray qunsuliyadihii ay isku lahaayeen

3 hours ago
Dhuusamareeb oo isu diyaarinaysa caleema-saarka hoggaanka Galmudug

Dhuusamareeb oo isu diyaarinaysa caleema-saarka hoggaanka Galmudug

4 hours ago
Xamsa oo manta guddoomiyay kulan ku saabsan….

Xamsa oo manta guddoomiyay kulan ku saabsan….

21 hours ago
Safiirka Cumaan oo warqadihiisa u gudbiyay Xasan Sheekh

Safiirka Cumaan oo warqadihiisa u gudbiyay Xasan Sheekh

23 hours ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.