• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Jubbaland oo diiday Qorshe ay wadato hay’ad ka tirsan DF, Dadkeedana ugu digtay

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Jubbaland
Share

Jubbaland

Jubbaland ayaa sheegtay inay aqoonsanayn kaarka hore ee qaranka ee ay bixisay Hay’adda NIRA, isla markaana ku cadaysay in uu yahay mid muuqda.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa shaacisay inay diideen kaarkan, ayadoo tilmaamaysa inuu yahay “mid aan heshiis lagu aheyn” oo loogu talagalay in lagu meelmarsado dano siyaasadeed.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubaland waxay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Jubaland ku wargalinaysaa sharci kasta oo aan heshiis lagu ahayn inay qayb ka ahayn Dowlad Jubbaland,

Wasaaradda Arrimaha Gudaha DGJ waxay cadeeneysa in aysan aqoonsaneyn waxa loogu yeeray kaarka Aqoonsiga Qaran oo aan haysan sharcid heshiis lagu yahay,

Waxaana u aqoonsanahay in uu yahay wax loogu talagalay in lagu meelmarsado dano siyaasadeed. ayaa lagu yiri War-saxaafadedka.

Jubbaland

Maamulka kismaayo waxay Bulshada ree Jubbaland ku wargalinaysaa in aysan ka qayb qaadan wax kasta oo jabinaya sharciga iyo qaanuunka u degsan Maamulkaas.

Waxaana Bulshada looga baahan yahay inay raacaan nidaamka iyo shuruucda u degsan Maamulka kismaayo ayna ka feejignaadaan wax kastoo dhibaato u keeni kara.

DGJ waxay xooga saaraysa horumarinta danaha shacabka jubaland waxayna marwaliba ka shaqenaysaa u adeegidda Bulshada wakiilatay.

Jubbaland ha hore Puntland ayaa horay u diiday NIRA, waxayna abuurtay hay’ad ay ku magacawday Puntland State Identity Card (PSIC). DF ayaa ka hortimid sidokale goaan kaas..


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.