• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, August 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Qatar iyo Masar oo wada dadaalo lagu Donayo badbaadinayo heshiiska xabad joojinta Gaza

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Qatar iyo Masar

Wararka Ugu Aqrintabadan

Iiraan oo u muuqata inay xoojisay mowqifkeeda kaddib isbeddelka go’aanka Trump

Iiraan oo u muuqata inay xoojisay mowqifkeeda kaddib isbeddelka go’aanka Trump

1 week ago
Baarlamaanka Turkiga oo Laba Sano u Kordhiyay Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

Baarlamaanka Turkiga oo Laba Sano u Kordhiyay Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

3 weeks ago
Load More
Share

Wararka24: Qatar iyo Masar ayaa ku dadaalaya inay badbaadiyaan heshiiska xabad joojinta Gaza iyo maxaabiis is dhaafsiga ee u dhexeeya Israel iyo Xamaas, kaas oo qarka u saaran in uu burburo. Dalalka dhexdhexaadiyeyaasha ayaa Caasimadda Qaahira ku qabanaya kulamo lagu xaqiijinayo inaysan burburin xabad joojinta Gaza.

Qatar iyo Masar

Ururka Xamaas ee Falastiin ayaa sheegay in wafdiga ku metelaya wada hadalada ay Arbacadii gaareen dalkaasi Masar. Xamaas ayaa sidoo kale sheegtay in ergadeeda ay kulamo la leeyihiin masuuliyiinta, si ay u kormeeraan dhaqangelinta heshiiska xabad joojinta.

Xamaas waxay Israel ku eedeysay inaysan si sax ah ugu hoggaansamin fulinta qodobada heshiiska. Xalay, Xamaas ayaa soo saartay bayaan ay ku sheegtay inaysan wax dheg jalaq ah u siin doonin hanjabaadaha uga imanaya Mareykanka iyo Israel, haddii aysan maxaabiista oo idil Sabtida sii deynin.

Madaxweyne Donald Trump ayaa Xamaas ugu hanjabay in Israel ay ka bixi doonto heshiiska, isla-markaana ay cadaab dhici doonto, haddii aanay maxaabiista oo dhan sii deynin duhurnimada Sabtida.

Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa ku hanjabay in Israel ay dagaal adag ka bilaabi doonto Marinka Gaza, haddii aan la soo sii deyn maxaabiista looga haysto gudaha Gaza. Israel Katz, Wasiirka Difaaca Israel, ayaa Arbacadii ku goodiyay tallaabo militari oo ka dhan ah Gaza, haddii Xamaas ay ku guuldareysato sii deynta maxaabiista.

Qatar iyo Masar

Qatar iyo Masar ayaa laga soo xigtay inay xoojinayaan doorkooda diblomaasiyadeed,

(Qatar iyo Masar) ayaa dadal ugu jiro si aysan u burburin xabad joojinta Gaza. Labada dal ayaa muddo dheer dhexdhexaadinayay Xamaas iyo Israel, waana labada dal ee keliya ee martigeliya kulamada lagu dhexdhexaadinayo.

Shacabka Israel ayaa ka bannaanbaxaya ayago u cabsi qabo dadkooda lagu haysto Gaza, iyagoona xukuumadda ku cadaadinaya in ay si dhameystiran u fuliso heshiiska, si qoysaska iyo ehelada ay ugu suurtagasho inay dib ula midoobaan xubnaha ka maqan.

  • ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

    ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 7 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 1 day ago Load More ShareWararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya, si ay uga qeyb qaataan ilaalinta maraakiibta ganacsiga…

    Sii Aqri


    August 11, 2026
  • Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

    Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 7 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 1 day ago Load More ShareWararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ka baxay degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, iyadoo mas’uuliyadda amniga saldhigga degmada…

    Sii Aqri


    August 10, 2026
  • Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

    Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 7 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 1 day ago Load More ShareWararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho, iyadoo maanta la soo gabagabeeyay diyaar-garowga goobta iyo…

    Sii Aqri


    August 9, 2026

Share
Tags: Gazawararka caalamkawararka manta
Previous Post

Puntland oo Gacanta Ku Dhigtay Maanta Lacag ay Leedahay Daacish,180 kun oo doollar..

Next Post

Koonfur Galbeed Ayaa Laba Nin Si Degdeg ah Dil ugu Fulisay Ayago Lagu Helay Dilka Haweeney

Related Posts

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya,...

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ka baxay degmada Buurhakaba...

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho,...

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

by Amin Cali Abdi
3 days ago

Wararka24: Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay talis ciidan oo ku yaalla deegaanka Carmo ee gobolka...

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

by Amin Cali Abdi
3 days ago

Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay faragelin ku hayso arrimaha...

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

by Amin Cali Abdi
4 days ago

Wararka24: Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sagootisay laba arday oo dalka ku matalaya...

Load More
Next Post
Koonfur Galbeed

Koonfur Galbeed Ayaa Laba Nin Si Degdeg ah Dil ugu Fulisay Ayago Lagu Helay Dilka Haweeney

Hoggaamiyaha Mucaaradka

Hoggaamiyaha Mucaaradka Israel oo Ka Digay in Khatar la Geliyo Nolosha Maxaabiista Israel

Ilhaan Cumar

Xildhiban Ilhaan Cumar, Republicans Mareykanka oo Xoojiyey Ololaha ayku Rabaann in Lagu Tarxiilyo..

Recommended

Soomaaliya

Qorshaha Gargaarka Soomaaliya oo Hoos u Dhacay Sannadka 2026.

7 months ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
Turkiga oo sheegay in shidaal laga soo saari karo Soomaaliya muddo 9 bilood ah

Turkiga oo sheegay in shidaal laga soo saari karo Soomaaliya muddo 9 bilood ah

4 months ago
Ciidamada Macawiisleeyda oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

Ciidamada Macawiisleeyda oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

10 months ago
Xuutiyiinta oo Sacuudiga ku eedeeyay inuu u adeegayo danaha Mareykanka iyo Israa’iil

Xuutiyiinta oo Sacuudiga ku eedeeyay inuu u adeegayo danaha Mareykanka iyo Israa’iil

4 weeks ago
Puntland iyo Jubbaland oo war culus kasoo saaray arrintii maanta ka dhacday Garoonka Muqdisho,

Mucaaradka oo loo ogolaaday in hubkooda ay la galaan xerada Xalane

6 months ago
Maxkamada Sare ee Kenya oo hakisay qorshe la xiriira xarumaha Ebola

Maxkamada Sare ee Kenya oo hakisay qorshe la xiriira xarumaha Ebola

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.