• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, September 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Arinti Madaxweynaha xassan sheekh iyo falcilinta dadka? + faahfaahin

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud
Share

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta fidiyay gogol wadatashi ah oo loo baahan yahay inay ka qayb qaataan dhammaan saamileyda siyaasadda, gaar ahaan mucaaradka. Tallaabadan ayaa waxaa soo dhaweyey madaxdi hore iyo siyaasiyiinta dalka.

Mucaaradka ayaa soo dhaweeyay gogosha, iyagoo tilmaamay in “halista argagixisada iyo isbeddelka siyaasadeed ee dunida ay u baahan yihiin isku tanaasul”. Hase yeeshee, waxay cadeeyeen in “si gogoshu u noqoto mid wax ku ool ah, waa in la ogaado ajandaha iyo ka qaybgalayaasha”.

Aweys Haji Muhamuud:
“Al-Shabaab waa in la xaxureeya marka hore ka dib ha la isku qabsado kursiga.”

Ugaas Abdirashid Yahye:
“Shir badan baa la qabtay hase ahaatee wax wanaagsan ma soo saaraan.”

Xamse Cali:
“Madaxweynaha Xasan Sheekh kama dhabayn doono wada hadalka.”

Maxamed Maame Cadde:
“Waxaan rajeyneynaa in shirkan laba natiijo uu keeno: mid wada tashi ah ama iskaga tag siyaasadeed.”

Madaxweynaha Xassan sheekh ayaa lafilayaa in gogoshu oo Fidiyay Gogol Wadatashi ah oo ay ka Qayb Qaadanayaan Mucaaradka iyo dhaamaan wax garadka soomaliyeed

Lkn ilaa hada lama xaqiijin cida ka qeyb galeyso iyo qorshaha kulanka iyo waxa looga hadli doono?

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

Shan hab oo fudud oo lagu yareeyo baruurta caloosha

Shan hab oo fudud oo lagu yareeyo baruurta caloosha

6 months ago
Xawaadle

Daawo Beesha Xawaadle oo uhanjabtay DF Hadi xilka NISA laga qaado Sanbaloolshe! + faahfaahin?

1 year ago
Trump oo ka carooday weerarki ay Israel ku qaaday Iran

Trump oo ka carooday weerarki ay Israel ku qaaday Iran

1 year ago
DAAWO: Mucaaradka oo Xasan Sheekh ku eedeeyay in sharci darro ku dagan yahay Villa Somalia

DAAWO: Mucaaradka oo Xasan Sheekh ku eedeeyay in sharci darro ku dagan yahay Villa Somalia

4 months ago
Arday

DAAWO: Arday kaalinta koowaad ka galay imtixanki dowlada oo Lagu Dilay Muqdisho

1 year ago
Saxafiyad Iiraani ah oo 15 sano oo xabsi ah lagu xukumay

Saxafiyad Iiraani ah oo 15 sano oo xabsi ah lagu xukumay

4 weeks ago
Somaliland oo shaacisay in ay burburisay shabakad aysoo direen……

Somaliland oo shaacisay in ay burburisay shabakad aysoo direen……

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.