• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Trump oo soo dhaweeyay jawaabta Xamaas ee ku saabsan hindisaha xabad joojinta Gaza?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
11 months ago
Reading Time: 3 mins read
Trump
Share

Washington (wararka24)– Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa si weyn u soo dhaweeyay jawaabta ay Xamaas ka bixisay hindisihiisa xabad joojinta Gaza ee lagu soo afjari doono dagaalka, isla markaana Ciidamada Israel si buuxda uga bixi doonaan Marinka Gaza.

Ururka Xamaas ayaa xalay sheegay inay ogolaatay qaybo ka mid ah qorshaha Trump, oo ay ku jiraan sii deynta maxaabiista nool, wareejinta meydadka kuwa dhintay iyo in Ciidamada Israel ay ka baxaan deegaannada Gaza marka la buuxiyo shuruudaha ku xusan hindisaha.

Madaxweyne Trump ayaa muuqaal uu soo duubay oo lasoo dhigay bartiisa Truth Social ku sheegay inuu aaminsan yahay in jawaabta Xamaas ay muujinayso in ay diyaar u yahiinnabad waarta. “Aniga oo ka duulaya bayaanka ay Xamaas hadda soo saartay, waxaan aaminsanahay inay diyaar u tahay nabad waarta. Maanta waa maalin aad u weyn,” ayuu yiri.

Trump ayaa sidoo kale tilmaamay muhiimadda ay leedahay in la soo celiyo Maxaabista,

isagoo sheegay: “Waxaan rajaynayaa in la haysteyaasha ay guryahooda ku soo laabtaan.”

Madaxweynaha Mareykanka ayaa Israel ugu baaqay inay si degdeg ah u joojiso duqaynta Gaza si loo fududeeyo sii deynta maxaabiista. “Israel waa inay si degdeg ah u joojiso duqaynta Gaza, si aan u soo saarno la haysteyaasha si nabad ah oo degdeg ah. Tani waxay ku saabsan tahay nabadda muddada dheer la raadinayay ee Bariga Dhexe,” ayuu yiri.

Trump ayaa xusay in wadahadallada socda ay ku dhow yihiin inay horseedaan nabad waarta oo gobolka ah, isagoo dalalka gobolka sida Qatar, Masar, Turkiga, Sacuudiga iyo Jordan uga mahadceliyay kaalintooda ku aaddan xaqiijinta qorshaha nabadda.

Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa horey u aqbalay hindisaha Trump, kaas oo lagu sheegay inuu yahay jidka loo marayo soo afjaridda dagaalka Gaza ee socday ku dhowaad laba sano.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.