Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Xamse oo Kulan Afur ah la Qaatay Culimada Soomaaliyeed + SAWIRO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre, ayaa caawa magaalada Muqdisho kula kulmay ...







