Xaaladda Balcad Oo Kacsan: Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Weerarkii Al-Shabaab + SAWIRO
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay qaaday tallaabo adag oo ku aaddan xaaladda degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, Balcad ...







