Duqeyn ka Dhacday Degmada Alkowsar: Horgooge sare Al-Shabaab ah lagu dilay + faahfahinta qasaaraha
Degmada Alkowsar, Shabeellaha Dhexe – Diyaaradaha dagaalka ee ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa xalay weerar culus ku qaaday bartilmaameedyo ay ku ...







