Somaliland waxay buuxisay shuruudihii Qaranimo, diyaar ayaana u nahay xalinta Dhibaatoyinka Soomaaliya kajira, Madaxweyne Cirro
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro), ayaa khudbad uu ka jeediyay xuska 18-ka May ee maalinta Qaranimada Somaliland, wuxuu ...