• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Sacdiyo Bajaaj oo la filayo in berri la horgeeyo Maxkamadda Gobolka Banaadir

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
3 months ago
Reading Time: 2 mins read
Sacdiyo Bajaaj oo la filayo in berri la horgeeyo Maxkamadda Gobolka Banaadir
Share

Wararka24: Sacdiyo Macalin Cali Xasan, oo loo yaqaano Sacdiyo Bajaaj, ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah la horgeeyo Maxkamadda Gobolka Banaadir, si loo guda galo dacwadda loo haysto.

Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa hore u sheegay in kiiska Sacdiyo uu marayo heer gabagabo ah, iyadoo la dhammaystiray baarista iyo habraacyadii la xiriiray dacwad-oogista.

Sida lagu sheegay wararka la helayo, maxkamadeynta ayaa ka bilaaban doonta hoolka Maxkamadda Gobolka Banaadir, halkaas oo lagu soo bandhigi doono eedaha rasmiga ah ee loo haysto. Eedaha la sheegay inay wajahayso waxaa kamid ah kicin bulsho.

Xoghayaha Golaha Samatabixinta Soomaaliyeed, Maxamed Aadan Koofi, ayaa sheegay inay garab taagan yihiin Sacdiyo Bajaaj, isaga oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada, inay si nabad ah uga qeyb qaataan la socodka dacwadda.

Koofi ayaa sidoo kale ugu baaqay hay’adaha garsoorka inay u gutaan waajibaadkooda si waafaqsan sharciga, isla markaana ay xaqiijiyaan in dacwadda lagu maamulo hufnaan iyo caddaalad.

Kiiska Sacdiyo Bajaaj ayaa si weyn u soo jiitay indhaha bulshada, waxaana si dhow loola socdaa sida ay u socdaan dhageysiyada maxkamadda iyo go’aamada kasoo bixi doona.

Hay’adaha garsoorka ayaan weli soo saarin wax go’aan ah oo kama dambeys ah, iyadoo la filayo in faahfaahin dheeraad ah ay soo baxdo marka ay maxkamaddu si rasmi ah u bilowdo dhageysiga dacwadda.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.