• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, September 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka Hadlay Wadatashiga Qaran

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka Hadlay Wadatashiga Qaran
Share

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay maalintii labaad ee Wadatashiga Qaran ee Muqdisho.

Xamse wuxuu sharaxay siyaasadda xukuumadiisa. Wuxuu ka hadlay midnimada, amniga, doorashooyinka iyo dhammaystirka dastuurka.

Ra’iisul wasaaruhu wuxuu sheegay in dalku uu marayo waqti muhiim ah. “Waxaan u baahanahay midnimo si aan uga gudubno caqabadaha,” ayuu yiri.

Xamse wuxuu sheegay in wadatashiga uu furan yahay qof walba. “Waxaa jooga dhammaan dadkii doonayay inay hoggaanka qabtaan,” ayuu intaa ku daray.

Wuxuu ummadda ugu baaqay inay u midoobaan dagaalka Khawaarijta. Sidoo kale wuxuu xusay muhiimadda doorashooyinka iyo dowlad dhiska.

“Caqabadaha na hortaagan ma fududa. Cadow ayaa halis ku ah diinteenna iyo dowladnimadeenna,” ayuu hadalkiisa sii watay.

Ra’iisul wasaaruhu wuxuu sheegay in xukuumadiisu ay waddo dhisidda dowlad dimuqraadi ah. “Gacanna cadowgeenna ayaan kula dagaalaynaa, gacanna Qaranka ayaan ku dhisaynaa,” ayuu yiri.


Share

Recommended

Doorashada Hirshabeelle oo dib loo dhigay muddo laba toddobaad ah

Doorashada Hirshabeelle oo dib loo dhigay muddo laba toddobaad ah

1 month ago
Xubnaha Mucaaradka oo cambaareeyay xukunka Sacdiya Bajaaj

Xubnaha Mucaaradka oo cambaareeyay xukunka Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Baydhabo oo martigelineysa kulamo siyaasadeed kadib isbeddelkii dhacay

Baydhabo oo martigelineysa kulamo siyaasadeed kadib isbeddelkii dhacay

6 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Magaalada Arusha ee Tanzania

DF Soomaaliya oo ka digtay saldhig militari oo Israa’iil ka dhisato Somaliland

7 months ago
Shirka  Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka oo maanta kadhacaya Villa Somalia

Shirka Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka oo maanta kadhacaya Villa Somalia

7 months ago
Fahad yaasiin

Fahad yaasiin oo kadigay Qorshe ay Jabuuti wadato + Faahfahin dheerad ah

1 year ago
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka Hadlay Wadatashiga Qaran

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka Hadlay Wadatashiga Qaran

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.