• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Pakistan oo dhaxdhaxadisay dagaalka Iran, Trump oo xabad joojin kudhawaqay

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Pakistan  oo dhaxdhaxadisay dagaalka Iran, Trump oo xabad joojin kudhawaqay
Share

Wararka24: Waxaa la hadal haya in wadanka pakistan ayadoo lagu tilmamay wadanka kaliya ee si buxda u dhaxdhaxadiyay mareykanka iyo iran. Mareykanka ayay balantisu ahayd inuu iraan ku qaadaya werar kulul hadii ay is dhiibi weysa tasoo kadhigneyd caqabad so wajaheysa bariga dhexe.

Madaxweynaha mareykanka donald Trump ayaa kudhawaaqay qabad joojin soconeysa laba isbuuc ayadoo la joojinaya weraradiii jogtada aheyd ee kala dhexeyay iran, wuxuuna sheegay inay miska wadahadalka kusolabanayiin labada dal, wuxuu kubahiyay bartiisa social truth

Dhanka kale Raiisul wasaraha dalka pakistan Shehbaz Sharif ayaa la filaya inuu dhexdhexaad u noqdo labadaas dal, iyadoo iran ay soo gudbisay toban qodob oo ay kuxeerti gebi ahaanba inay kuso afjareyso dagalka kala dhexeeya mareykanka iyo israel hadii la hiirgeliyo.

Waxaa lisugu tagi doona magalada islamabad ee wadanka pakistaan, waxaana kafurmi doona heshisinta labada dal, waxaa la filaya in goaan kamadambeysa ah laga gaara dagaalka bariga dhexe.

dagaalka iran iyo mareykanka ayaa 40 malmood socday iyadoo khasaara badan kadashay, qimaha shidaalka aya kordhay. Iran ayaa la filaya inay marinka Hormuz ay furta inta uu socda wadahadalka.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.