- DEG DEG: Maria Corina Machado oo u ololeysa Dimuqraadiyadeynta dalka Venezuela ayaa ku guuleysatay Billadda Nabadda Adduunka sannadkan, sida ay hadda shaaciyeen Guddiga Billadda ee Norway.
- Trump ayaa sheegay in laga yaabo inuu u safro bariga dhexe dhamaadka usbuucan iyadoo wada xaajoodka Gaza uu wali ka socdo masar?
- Magaalada loo tamashlaha tago ee Sharm el-Sheikh ee dalka Masar waxaa maalintii saddexaad ka socda wadahadalada xabbad joojinta Gaza.
Soomaaliya iyo Koonfurta Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga + sawiro
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta wasaaradda kulan...
















