• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay sharciyo iyo heshiisyo muhiim ah

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 3 mins read
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay sharciyo iyo heshiisyo muhiim ah
Share

Wararka24: Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay hindise sharciyeedyo, heshiisyo iyo xeer nidaamiyayaal la sheegay inay muhiim u yihiin horumarinta hay’adaha dowladda iyo iskaashiga caalamiga ah.

Qodobada la ansixiyay waxaa ka mid ah hindise sharciyeedka hey’adda maamulka garoommada diyaaradaha, sharciga la dagaallanka tahriibta iyo ka ganacsiga dadka, iyo siyaasadda qaran ee ilaalinta badqabka rayidka xilliyada howlgallada ciidan.

Sidoo kale, golaha ayaa meel mariyay heshiisyo caalami ah oo ay ka mid yihiin heshiiska badqabka socdaalka badda iyo is afgarad dhex maraya Soomaaliya iyo Spain oo ku saabsan wadatashi siyaasadeed.

Kulanka oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa sidoo kale lagu bogaadiyay ciidamada qalabka sida ee dalka, kuwaas oo maalmahan howlgallo ka fuliyay deegaanno ay joogeen kooxaha hubeysan.

Wasaaradaha amniga iyo gaashaandhigga ayaa golaha warbixin ka siiyay howlgallada socda iyo qorsheyaasha lagu doonayo in lagu xoojiyo dagaalka ka dhanka ah kooxaha hubeysan ee weli ku sugan qeybo ka mid ah dalka.

Golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale bogaadiyay shacabka ku dhaqan Koonfur Galbeed, gaar ahaan Baydhabo, sida ay u soo dhaweeyeen ciidamada dowladda iyo howlgaladii ka dhacay halkaasi.

Dhanka kale, xukuumadda ayaa ugu baaqday dhinacyada ku dagaallamaya gobolka Awdal inay si degdeg ah u joojiyaan colaadda, ayna qaataan wadahadal iyo is afgarad.

Xukuumadda ayaa sidoo kale ugu baaqday maamulka Somaliland iyo waxgaradka deegaanka inay door muuqda ka qaataan daminta colaadda iyo xasilinta xaaladda.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.