• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, January 23, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Deg Deg: 61 Qof oo ku dhintay dab ka kacay suuq ku yaalla Ciraaq

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
6 months ago
Reading Time: 1 min read
61 qof
Share

BAGHDAD — Ugu yaraan 61 qof ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii dab xoogan uu ka kacay suuq caan ah oo ku yaalla dalka Ciraaq.

Warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegtay in dabka uu si degdeg ah ugu fiday qeybo badan oo ka mid ah suuqa, taasoo adkaysay dadaalladii lagu daminayay.

Mas’uuliyiinta caafimaadka ayaa xaqiijiyay tirada dhimashada, waxaana socda gurmad lagu raadinayo dadka ku xayiran gudaha xarumaha ganacsiga ee uu dabka sixun u saameeyay.


Share
Tags: 61 qofBaqdaadCiiraaqDabka manta
Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqasho ku jooga Talyaaniga

Next Post

Puntland oo gacanta ku dhigtay markab hub siday.

Yasmin Jamal

Yasmin Jamal

Yasmiin waa qoraa si joogto ah Wararka24 uga qora wararka deg-dega ah ee marka tagan guud ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo caalamka.

Related Posts

No Content Available
Load More
Next Post
Puntland oo gacanta ku dhigtay markab hub siday.

Puntland oo gacanta ku dhigtay markab hub siday.

Md xasan

MD xasan oo xilka ka qaaday xuseen macalim kadib fadeexadi markabka sea world.

Cabdiraxmaan cirro

Madaxweyne Cirro oo amar deg deg ah dul dhigay dilkii labada wiil ee Hargeysa

Recommended

Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

9 months ago
Daawo: Ra’iisul wasaare Xamse oo ka digay shayaadinta somalia.

Daawo: Ra’iisul wasaare Xamse oo ka digay shayaadinta somalia.

6 months ago
Soomaaliya

Soomaaliya Oo Eedaymo Culus U Jeedisay Sacuudi Carabiya! Maxa dhacay?

8 months ago
Wasiirka Arrimaha

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Aqoonsiga Israa’iil Ee Somaliland Ku Tilmaamay Musiibo

2 weeks ago
Puntland

Puntland oo Maxkamad Horgeysay Rag Xiriir La Leh Daacish iyo Shabaab

8 months ago
internet-ka

Internet-ka ee Soomaaliya oo ay Cilad kutimid + Sababta iyo mesha ay wax marayaan?

11 months ago
Maamulka Puntland

Maamulka Puntland oo si adag uga hadashay mowqifka SSC-Khaatumo ee ku aaddan gobolka Sanaag

8 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.