• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ciidanka Asluubta oo gacanta ku dhigay askari isku dayay inuu maandooriye geliyo Xabsiga Dhexe ee Xamar

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Ciidanka Asluubta oo gacanta ku dhigay askari isku dayay inuu maandooriye geliyo Xabsiga Dhexe ee Xamar
Share

Wararka24: 17-02-2026;Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, gaar ahaan ilaalada Xabsiga Dhexe ee Muqdisho, ayaa muujiyay feejignaan sare kadib markii ay gacanta ku dhigeen askari ka tirsan ciidanka oo lagu qabtay isagoo isku dayaya inuu gudaha xabsiga geliyo waxyaabo maanka dooriya.

Eedeysanaha, oo lagu magacaabo Ilyaas Sheekh Nuur kana tirsanaa Ciidanka Asluubta, ayaa la sheegay in la qabtay xilli uu isku dayayay inuu xabsiga soo geliyo kaniiniyada loo yaqaan “Bilibili,” kuwaas oo uu ku dhex qariyay sigaar si uu uga dhuunto baaritaanka amniga.

War rasmi ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Asluubta ayaa lagu sheegay in falka la ogaaday kadib baaritaanno joogto ah oo lagu sameeyo shaqaalaha iyo cid kasta oo soo galeysa xabsiga, si loo xaqiijiyo amniga maxaabiista iyo nidaamka xarunta.

Mas’uuliyiinta ayaa xaqiijiyay in eedeysanaha uu hadda ku jiro gacanta Hoggaanka Baarista Dambiyada iyo Kormeerka Xabsiyada ee Ciidanka Asluubta, islamarkaana loo gudbin doono maxkamadda awoodda u leh si sharciga loo waafajiyo.

Taliska Ciidanka Asluubta ayaa mar kale adkeeyay in aysan jiri doonin wax tanaasul ah oo laga sameeyo la dagaallanka maandooriyaha iyo fal kasta oo wax u dhimaya amniga xabsiyada dalka.

Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.