• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, July 22, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Ciidamada Mareykanka Oo Kusii Dhow Iran, iyo Go’aan Culus oo Imaaraadka Carabta soo Saaray

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
iraan

Wararka Ugu Aqrintabadan

Baarlamaanka Turkiga oo Laba Sano u Kordhiyay Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

Baarlamaanka Turkiga oo Laba Sano u Kordhiyay Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

9 hours ago
Sacuudi Carabiya oo cambaareysay hanjabaadda Xuutiyiinta ee ka dhan ah maraakiibteeda

Sacuudi Carabiya oo cambaareysay hanjabaadda Xuutiyiinta ee ka dhan ah maraakiibteeda

1 day ago
Load More
Share

Wararka24: 27-01-2026 Xiisadda u dhaxeysa Mareykanka iyo Iran ayaa mar kale cirka isku shareertay, kaddib markii Washington ay ciidamo dheeraad ah oo dhoobtay gobolka, halka Tehran ay ka digtay cawaaqib culus haddii cadaadis milatari lagu sii wado.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in markabka diyaaradaha xambaara ee USS Abraham Lincoln, oo ay wehliyaan maraakiib dagaal oo hubeysan, uu ku sugan yahay biyaha Gacanka Carabta, iyadoo ciidamada Mareykanka lagu soo warramayo inay ku jiraan heegan sare. Dowladda Mareykanka ayaa tallaabadan ku sheegtay mid lagu xoojinayo amniga gobolka, balse Iran ayaa ku tilmaantay hanjabaad toos ah.

Dhanka Iran, mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegay in dalkoodu uusan aqbali doonin wax cadaadis ah, iyagoo ku gooddiyay in jawaab adag laga bixin doono haddii la soo weeraro. Warbaahinta dowladda ayaa sidoo kale baahisay fariimo muujinaya diyaar-garow milatari iyo digniino loo diray xulafada Mareykanka ee gobolka.

Isu-tagga Imaaraadka Carabta, oo martigeliya saldhigyo Mareykan ah, ayaa dhankiisa ku dhawaaqay in uusan oggolaan doonin in dhulkiisa loo adeegsado weerar ka dhan ah Iran. Go’aankan ayaa yimid kaddib digniino ay Tehran u dirtay dalalka deriska ah, oo ku saabsan in saldhigyada shisheeye ay noqon karaan bartilmaameed haddii xiisaddu isu beddesho d-agaal furan.

Khubaro dhanka amniga ah ayaa sheegaya in dhaq-dhaqaaqyada milatari ee hadda socda ay kordhinayaan halista jawabo degdeg ah, iyagoo ka digaya in qalad yar uu horseedi karo d-agaal ballaaran oo saameeya gobolka oo dhan.

Share
Tags: iranWararka24 manta
Previous Post

Trump Oo Sheegay In Ay DOJ Baarayso Ilhaan Cumar Arrin La Xiriirta $44 Milyan.

Next Post

UK oo lagu eedeeyay laba-wajiileinimo ku aaddan siyaasaddeeda Soomaaliya.

Related Posts

Soomaaliya iyo Koonfurta Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga + sawiro

Soomaaliya iyo Koonfurta Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga + sawiro

by Amin Cali Abdi
5 hours ago

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta wasaaradda kulan...

Trump oo Sheegay inuu Diyaar u Yahay Wadahadal uu la Yeesho Xisbullaah

Trump oo Sheegay inuu Diyaar u Yahay Wadahadal uu la Yeesho Xisbullaah

by Yasmin Jamal
5 hours ago

Wararka24: Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu wadahadal la yeesho ururka Xisbullaah haddii...

Xiisad ka Taagan Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud oo Sababtay Dhimasho iyo Dhaawac

Xiisad ka Taagan Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud oo Sababtay Dhimasho iyo Dhaawac

by Yasmin Jamal
6 hours ago

Wararka24: Ugu yaraan laba qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen kaddib rasaas...

Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa

Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa

by Yasmin Jamal
7 hours ago

Alle ha u naxariistee, Abwaan Aadan Tarabi Jaamac, oo ka mid ahaa hal-abuurkii ugu magaca dheeraa suugaanta Soomaaliyeed,...

Dalalka Midowga Afrika oo ka digay in howlgalka AUSSOM uusan sii socon karin xili walba

Dalalka Midowga Afrika oo ka digay in howlgalka AUSSOM uusan sii socon karin xili walba

by Yasmin Jamal
8 hours ago

Wararka24: Qaar ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ayaa sheegay in Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta...

Doorashada Galmudug oo dib Loo dhigay, guddiga doorashooyinka oo soo saaray jadwal cusub

Doorashada Galmudug oo dib Loo dhigay, guddiga doorashooyinka oo soo saaray jadwal cusub

by Yasmin Jamal
8 hours ago

Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada goleyaasha...

Load More
Next Post
UK

UK oo lagu eedeeyay laba-wajiileinimo ku aaddan siyaasaddeeda Soomaaliya.

wfp

DF oo dhisme weyn sisay WFP kadib burburintii bakhaarkeedi hore.

Somaliland

Afhayeenka Eric Trump oo Beenisay In Kulanka Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland iyo Eric.

Recommended

Sanbaloolshe oo ka hadlay caqabadaha DF ee dagaalka Al-Shabaab

Sanbaloolshe oo ka hadlay caqabadaha DF ee dagaalka Al-Shabaab

3 months ago
Washington post

Washington Post oo Ka Hadashay Qorshaha Trump ee Soomaaliya

1 year ago
Golaha Mustaqbalka oo soo jeediyay hindise cusub oo doorasho qof iyo cod ah

Golaha Mustaqbalka oo soo jeediyay hindise cusub oo doorasho qof iyo cod ah

1 week ago
Cali Guudlaawe iyo Muungaab oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

Cali Guudlaawe iyo Muungaab oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

4 months ago
Sacuudiga oo dil toogasho ah ku fuliyay saddex muwaadin oo Soomaali ah + Magacyada

Sacuudiga oo dil toogasho ah ku fuliyay saddex muwaadin oo Soomaali ah + Magacyada

3 weeks ago
Mahad Salaad

Mahad Salaad oo Mar Kale Loo Magacaabay Agaasimaha NISA

1 year ago
Muuse Biixi oo Somaliland uga digay isbeddellada siyaasadeed ee gobolka

Muuse Biixi oo Somaliland uga digay isbeddellada siyaasadeed ee gobolka

4 weeks ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.