• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, May 23, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Koonfur Afrika oo baaritaan ku billowday urur Soomaaliyeed

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
4 days ago
Reading Time: 2 mins read
Koonfur Afrika oo baaritaan ku billowday urur Soomaaliyeed

Wararka Ugu Aqrintabadan

Senator Cabdi Qaybdiid oo ka hadlay dibadbaxa 4-ta June

Senator Cabdi Qaybdiid oo ka hadlay dibadbaxa 4-ta June

26 minutes ago
Turkiga oo dadaal ugu jira xalinta khilaafka siyaasadeed ee DF iyo mucaaradka

Turkiga oo dadaal ugu jira xalinta khilaafka siyaasadeed ee DF iyo mucaaradka

43 minutes ago
Load More
Share

Wararka24: Dowladda Koonfur Afrika ayaa shaacisay inay baaritaan ku sameyneyso urur Soomaaliyeed oo ka howlgala dalkaasi, kadib markii lagu eedeeyay inuu si sharci darro ah u adeegsaday astaanta qaranka Koonfur Afrika.

Wasaaradda Ciyaaraha, Fanka iyo Dhaqanka ee Koonfur Afrika ayaa sheegtay in astaanta qaranka ay tahay calaamad qaran oo si gaar ah sharci loogu ilaaliyo, islamarkaana aan loo isticmaali karin si aan fasax rasmi ah loo haysan.

Mas’uuliyiinta dowladda ayaa tilmaamay in wasiirka wasaaraddu uu amar bixiyay si loo baaro haddii ururkaasi uu jebiyay xeerarka iyo sharciyada quseeya isticmaalka astaamaha qaranka. Dowladda ayaa sheegtay in haddii lagu helo khalad ururka lagu amri doono inuu joojiyo isticmaalka astaanta, isla markaana laga qaadi karo tallaabo sharci ah.

Sidoo kale, dowladda Koonfur Afrika ayaa sheegtay in kooxda baaritaanka wada loo qabtay muddo 10 maalmood oo shaqo ah si ay kusoo gudbiyaan warbixinta iyo natiijada baaritaanka lagu sameynayo arrintan.

Wasiirka wasaaradda ayaa sheegay in dowladda aysan aqbali doonin in astaamaha qaranka si aan sharci ahayn loo adeegsado, isaga oo carrabka ku adkeeyay in astaanta qaranka uu leeyahay shacabka Koonfur Afrika, loona baahan yahay in si sharaf iyo xushmad leh loola dhaqmo.

“Daacadnimada iyo karaamada astaamaha qaranka waa arrin aan laga tanaasuli karin,” ayuu yiri wasiirka, isaga oo xusay in dowladdu ay tallaabo ka qaadi doonto cid kasta oo ku xadgudubta shuruucda isticmaalka astaamaha qaranka.

Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay inay warar dheeraad ah kasoo saari doonto arrintan marka xafiiska Bureau of Heraldry uu soo gabagabeeyo qiimeynta iyo baaritaanka socda.

Share
Tags: caasimadda MuqdishoMadax weynaha Xasan SheekhWararka maantawararka mantawararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

Next Post

Safiirka cusub ee Somaliland oo warqadaha aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha Israel+sawiro

Related Posts

Senator Cabdi Qaybdiid oo ka hadlay dibadbaxa 4-ta June

Senator Cabdi Qaybdiid oo ka hadlay dibadbaxa 4-ta June

by Amin Cali Abdi
26 minutes ago

Wararka24: Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid), oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka...

Turkiga oo dadaal ugu jira xalinta khilaafka siyaasadeed ee DF iyo mucaaradka

Turkiga oo dadaal ugu jira xalinta khilaafka siyaasadeed ee DF iyo mucaaradka

by Amin Cali Abdi
43 minutes ago

Wararka24: Dowladda Turkiga ayaa la sheegay inay qorsheynayso inay wafdi heer sare ah u dirto magaalada Muqdisho kadib...

Doorashada hoggaanka degmooyinka Banaadir oo bilaabaneysa Ciidda kadib

Doorashada hoggaanka degmooyinka Banaadir oo bilaabaneysa Ciidda kadib

by Amin Cali Abdi
54 minutes ago

Wararka24: Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali Xoosh, ayaa shaaciyay in doorashada...

Tehran oo adkaysay mowqifkeeda kaydka uranium-ka kadib amarka kaso baxay Mojtaba Khamenei

Tehran oo adkaysay mowqifkeeda kaydka uranium-ka kadib amarka kaso baxay Mojtaba Khamenei

by Amin Cali Abdi
1 hour ago

Wararka24: Hoggaamiyaha sare ee Iran, Ayatollah Mojtaba Khamenei, ayaa la sheegay inuu soo saaray amar mamnuucaya in dalka...

Duqeyn ka dhacday Ugunji oo lagu beegsaday Al-Shabaab iyo Khasaaraha

Duqeyn ka dhacday Ugunji oo lagu beegsaday Al-Shabaab iyo Khasaaraha

by Amin Cali Abdi
1 hour ago

Wararka24: Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay duqeyn dhanka cirka ah laga fuliyay deegaanka...

Itoobiya iyo Jabuuti oo qorsheynaya dhismaha dhuumo qaada saliidda iyo gaaska

Itoobiya iyo Jabuuti oo qorsheynaya dhismaha dhuumo qaada saliidda iyo gaaska

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Wararka24: Itoobiya iyo Jabuuti ayaa wada-hadallo heer sare ah ka yeeshay mashruuc cusub oo lagu dhisayo dhuumo qaada...

Load More
Next Post
Safiirka cusub ee Somaliland oo warqadaha aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha Israel+sawiro

Safiirka cusub ee Somaliland oo warqadaha aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha Israel+sawiro

Sirdoonka Israa’iil oo sheegay in nukliyeerka Iiraan aanu burburin

Sirdoonka Israa’iil oo sheegay in nukliyeerka Iiraan aanu burburin

Xildhibaan hore oo wiilkiisu ku dilay magaalada Boosaaso

Xildhibaan hore oo wiilkiisu ku dilay magaalada Boosaaso

Recommended

Mucaaradka oo si adag uga jawaabay khudbaddii Xasan Sheekh

Mucaaradka oo si adag uga jawaabay khudbaddii Xasan Sheekh

3 weeks ago
Mucaaradka oo ka carooday tallaabada safiirka Jabuuti ee tagay Villa Soomaaliya

Mucaaradka oo ka carooday tallaabada safiirka Jabuuti ee tagay Villa Soomaaliya

5 days ago
Mudug

Waxgaradka Mudug oo Cabasho u Gudbiyay Puntland

12 months ago
faylasha Epstein Oo ay somaliland ka soo dhex-muuqatay

faylasha Epstein Oo ay somaliland ka soo dhex-muuqatay

4 months ago
Villa Somalia oo faah faahisay qorshaha Xasan Sheekh ee Koonfur Galbeed

Villa Somalia oo faah faahisay qorshaha Xasan Sheekh ee Koonfur Galbeed

2 months ago
Mucaaradka oo ku dhawaaqay qorshe ‘Badbaado Qaran’ kadib kulan Muqdisho

Mucaaradka oo ku dhawaaqay qorshe ‘Badbaado Qaran’ kadib kulan Muqdisho

1 month ago
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo markii ugu horreysay shaacisay xilka Jihaan Xasan

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo markii ugu horreysay shaacisay xilka Jihaan Xasan

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.