• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DAAWO: Dowladda Ruushka oo Soomaaliya ku wareejisay raashin gargaar bani’aadannimo ah

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
4 months ago
Reading Time: 3 mins read
DAAWO: Dowladda Ruushka oo Soomaaliya ku wareejisay raashin gargaar bani’aadannimo ah
Share

Wararka24: Dowladda Ruushka ayaa maanta Soomaaliya ku wareejisay deeq gargaar bani’aadannimo ah oo loogu talagalay dadka ay saameeyeen abaaraha iyo xaaladaha nololeed ee adag ee ka jira qaybo kamid ah dalka.

Deeqdan ayaa lagu wareejiyay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugnaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay kasoo degtay diyaaraddii sidday gargaarka.

Safiirka Ruushka ee Soomaaliya, Mikhail Golovanov ayaa si rasmi ah dowladda Soomaaliya ugu wareejiyay shixnadda gargaarka oo ka kooban 25 tan oo raashin ah, isaga oo ay dhinac taagnaayeen qunsulka Ruushka iyo saraakiil kale oo ka socotay dowladda Moscow.

Mas’uuliyiinta Soomaaliya ee goobta joogay waxaa kamid ahaa wasiirka warfaafinta, guddoomiyaha hay’adda SODMA iyo xubno kale oo ka socday hay’adaha dowladda ee qaabilsan arrimaha gurmadka iyo gargaarka.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in deeqdan ay qeyb ka tahay taageerada caalamiga ah ee lagu garab istaagayo shacabka Soomaaliyeed ee wajahaya xaaladaha bani’aadannimo, xilli qaybo kamid ah dalka ay weli saameyn ku leeyihiin abaarta iyo barakaca.

Sidoo kale, dowladda federaalka ayaa dalalka saaxiibada la ah Soomaaliya ugu baaqday inay kordhiyaan taageerada bani’aadannimo si wax looga qabto baahiyaha sii kordhaya ee shacabka nugul, gaar ahaan dadka ku nool deegaanada ay abaaruhu saameeyeen.

DAAWO


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.