• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, June 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Maamul cusub oo loo magacaabay Baydhabo iyo wareegtada

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
2 months ago
Reading Time: 2 mins read
Maamul cusub oo loo magacaabay Baydhabo iyo wareegtada

Wararka Ugu Aqrintabadan

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

9 hours ago
Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

9 hours ago
Load More
Share

Wararka24: Wasiirka Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-U-Heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya, Maxamed Isaaq Ismaan Fanax ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay maamul cusub oo hoggaamiya magaalada Baydhabo, xilli ay sii xoogeysanayaan dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee la xiriira doorashooyinka maamulkaas.

Wareegtada ayaa lagu magacaabay Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan Sate inuu noqdo guddoomiyaha degmada Baydhabo ahna duqa magaalada, iyadoo si rasmi ah loo dhaqan geliyay magacaabistan laga bilaabo 25-ka April 2026.

Wasiirka ayaa sidoo kale faray maamulka gobolka Baay iyo laamaha amniga inay si buuxda ula shaqeeyaan mas’uulka cusub, si loo dardar geliyo howlaha maamulka iyo sugidda amniga inta lagu jiro marxaladdan xasaasiga ah.

Magacaabistan ayaa timid kadib markii xilka laga qaaday guddoomiyihii hore Cabdullahi Watiin, kaas oo dhawaan lagu sameeyay hub ka dhigis, iyadoo lagu tuhmay inuu xiriir la lahaa dhinacyada mucaaradka ee ka soo horjeeda isbeddellada ka socda maamulka Koonfur Galbeed.

Sidoo kale, wararka ayaa tilmaamaya in tallaabooyinkan ay qayb ka yihiin dadaallo ay dowladda ku dooneyso inay ku xakameyso xaaladda kacsan ee ka taagan Baydhabo, gaar ahaan kadib dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ay sameeyeen ciidamada taabacsanaa madaxweynihii hore Cabdicasiis Laftagareen.

Xiisaddan ayaa kusoo beegmeysa xilli la filayo in maamulka Koonfur Galbeed uu galo doorashooyin cusub, iyadoo weli la dareemayo khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya dowladda dhexe iyo qaar ka mid ah dhinacyada deegaanka.

Mas’uuliyiinta ayaa rajo ka muujiyay in magacaabista cusub ay gacan ka geysan doonto dejinta xaaladda iyo dardargelinta howlaha maamulka magaalada

Wareegtada

Share
Tags: caasimadda MuqdishoMadax weynaha Xasan Sheekhwararka mantawararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

Askari Mareykan oo  ku guuleystay $400,000 aya  lagu eedeeyay inay tahay sharad sirdoon

Next Post

NATO oo ka jawaabtay qorshe Mareykanku riixayo oo ka dhan ah dalka Spain.

Related Posts

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Iran ayaa sheegtay inay weerarro ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Maraykanku ku leeyihiin gobolka, kadib duqaymo uu...

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag uga jawaabay hadallo uu dhawaan jeediyay agaasimihii hore...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay dilal lagu bartilmaameedsaday dad...

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi heer wasiir ah u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,...

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa magacaabay Maxamed Yahya inuu noqdo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ay fuliyeen duqeymo...

Load More
Next Post
NATO oo ka jawaabtay qorshe Mareykanku riixayo oo ka dhan ah dalka Spain.

NATO oo ka jawaabtay qorshe Mareykanku riixayo oo ka dhan ah dalka Spain.

DAAWO: Xildhibaan Xasan Yare; “Doorashada waxa ay ka dhaceysaa Teendhada Afisyooni”

DAAWO: Xildhibaan Xasan Yare; "Doorashada waxa ay ka dhaceysaa Teendhada Afisyooni"

Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo xilli ay siyaasadda kacsan tahay

Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo xilli ay siyaasadda kacsan tahay

Recommended

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

1 month ago
Kenya

Waalidiin Soomaaliyeed oo Carruurtooda u Dira Xerooyin dhaqan-celin Tacaddiyo ka Dhacaan oo Ku Yaalla Soomaaliya iyo Kenya.

5 months ago
Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

2 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

4 weeks ago
NISA

NISA oo fulisay howlgal lagu laayey Horgoogayaal katirsan shabaab..

1 year ago
degmada Eyl

Puntland oo Xalisay Xiisad Ka Jirtay Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

1 year ago
Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.